Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Dowlada Somaliya oo lagu amaanay ka fogaanshaha Shiinaha
    Somalia

    Dowlada Somaliya oo lagu amaanay ka fogaanshaha Shiinaha

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.February 28, 2024Updated:February 28, 2024No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Ma xuma in Dhul ay ka dhisato Safaarad laga siiyo Garoonka Aadan-cade Dowlada Shiinaha.

    DFS waxay ku guulaysatay saamaynta Shiinaha ee Geeska Afrika in ay hoos udhigto oo aysan la boodin.

    Somaliya oo ah Wadan soo kabanaya,wuxuu kaga wanaagsanaaday fahamka Siyaasada Juquraafiga ah Itoobiyada soo jireenka ah.

    Reer Galbeedku si weyn ayay ula dhaceen ka fogaanshaha Somaliya ee Shiinaha.

    Shiinaha ma wadaagno Diin,Dhaqan iyo Nolol waxa kaliya ee isku kaaya xiri kara waa dano dhaqaale,kuwaasoo kuwo la mid ah laga heli karo R.Galbeedka.

    Saamynta caalamka ee Shiinaha xakamaynteeda in ay Somaliya qayb ka qaadato waa aragti sare.

     

    Ma xuma in Dhul ay ka dhisato Safaarad laga siiyo Agagaarka Garoonka Aadan-cade Dowlada Shiinaha.

    DFS waxay ku guulaysatay saamaynta Shiinaha ee Geeska Afrika in ay hoos udhigto.

    Saamaynta Shiinaha ee caalamka xakamayntiisa in ay Somaliya qayb ka qaadato waa aragti sare.

    JQ. pic.twitter.com/IgEeDABo02

    — Jibril Qoobey (@jibril_qoobey) February 28, 2024

    JQ.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    March 31, 2026

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    March 31, 2026

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    March 31, 2026
    Latest Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Madaxweyne Deni oo magacaabay Gudoomiyayaasha Gobollada PL qaarkood

    Golaha Wasiirada Puntland oo laysku shaandheeyay

    Beesha caalamka Oo si adag ugu digtay Xasan Shiikh

    Wararkii ugu danbeeyay Ee dagaalka Wadaadada Iran

    BC Oo Xasan ugudbinaysa digniintii ugu danbaysay

    Midowga Afrika Oo ku baaqay in xiisada KG la dajiyo

    Beesha caalamka oo ka digtay dagaal ka dhaca Koonfur Galbeed

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.