Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Maxay tahay sababta uu shaqada uga tagayo Agaasimaha Ciidamada Badda PL ?
    Somalia

    Maxay tahay sababta uu shaqada uga tagayo Agaasimaha Ciidamada Badda PL ?

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.February 28, 2024No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Agaasimaha hay’ada PMPF ee Ciidamada Booliska Badda Puntland,waxay ubadan tahay in uu noqdo Jamaal Carab oo hada ah Taliyaha hay’ada Sirdoonka ee Pisa.

    Agaasimaha PMPF Cabdi rabbi Ninka lagu magacaabo,Shaqada isagaa iskiis uga tagaya oo dano ugaar ah uga baxaya Wadanka Maraykanka.

    MW Deni,wuxuu damcay in uu udhiibo hogaaminta Ciidankaas muhiimka ah Walaalkii Xasan Deni,waase la fool xumaatay.

    PMPF waa awood Ciidan,dhaqaale iyo Wardoon oo Madaxtooyada toos uhoos yimaada Qofka hogaaminayana,waa in uu noqdaa Gacanta Madaxweynaha.

    Talyaha Pisa Jamaal,waxay umuuqataa in MW kalsooni badan ku qabo markaad dib u eegtid sida uu ugu dhiibay boosas waa weyn oo muhiim ahaa.

    JQ.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    March 31, 2026

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    March 31, 2026

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    March 31, 2026
    Latest Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Madaxweyne Deni oo magacaabay Gudoomiyayaasha Gobollada PL qaarkood

    Golaha Wasiirada Puntland oo laysku shaandheeyay

    Beesha caalamka Oo si adag ugu digtay Xasan Shiikh

    Wararkii ugu danbeeyay Ee dagaalka Wadaadada Iran

    BC Oo Xasan ugudbinaysa digniintii ugu danbaysay

    Midowga Afrika Oo ku baaqay in xiisada KG la dajiyo

    Beesha caalamka oo ka digtay dagaal ka dhaca Koonfur Galbeed

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.