Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Beelo aan reer PL ahayn oo ku jira Wasiirada cusub Ee Puntland
    Somalia

    Beelo aan reer PL ahayn oo ku jira Wasiirada cusub Ee Puntland

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.February 28, 2024No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Wasiirada la magacaabayo waa kuwo ka kooban dhamaan Beelaha dega Puntland kuwa ku abtirsada iyo kuwo mudo dheer deganaa kuna ganacsada.

    Beelaha Mareexaan,Dir,Raxanweyn iyo Ogadeen.

    Waa muhiim Puntland in ay is qaadato oo waad udhalan kartaa,waana noqon kartaa waa hal kudhiga cusub ee reer Puntland.

    25-tii sano ee Somaliya bur burka ku jirtay dadkii ku ganacsanayay,ku koray,ku dhaqmay in xaqooda lasiiiyo waa muhiim.

    Dadka usoo hayaamay Puntland ee Somalida kale ah horay Golayaasha Deegaanka ayay ugu jireen hadana fulinta in ay ku biiraan waa wax mudan in lasoo dhaweeyo.

    Talaabo wanaagsan oo bogaadin mudan.

    JQ.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    March 31, 2026

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    March 31, 2026

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    March 31, 2026
    Latest Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Madaxweyne Deni oo magacaabay Gudoomiyayaasha Gobollada PL qaarkood

    Golaha Wasiirada Puntland oo laysku shaandheeyay

    Beesha caalamka Oo si adag ugu digtay Xasan Shiikh

    Wararkii ugu danbeeyay Ee dagaalka Wadaadada Iran

    BC Oo Xasan ugudbinaysa digniintii ugu danbaysay

    Midowga Afrika Oo ku baaqay in xiisada KG la dajiyo

    Beesha caalamka oo ka digtay dagaal ka dhaca Koonfur Galbeed

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.