Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Faallo:-Farmaajo oo fursad la siiyo waa burburinta PL iyo Nidaamka Fadaraalka
    Somalia

    Faallo:-Farmaajo oo fursad la siiyo waa burburinta PL iyo Nidaamka Fadaraalka

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.March 4, 2024No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Farmaajo,waxaan kusoo dhawaynay Puntland,isagoo Afar Bilood xukunka haya oo la go’doomiyay.

    Bah iyo Boqor waa ukacnay oo waxaan tusnay ehelnimo,hiil iyo adeecid hogaamintiisa.

    Garowe Dowlada,ayaa si maqaam leh ugu soo dhawaysay.

    Qardho Boqorkii Daarood,ayaa Faras ku gudoonsiiyay.

    Bosaso qaybihii Bulshada,ayaa usoo baxay soo dhaweyntiisa.

    Mudug Islaan Bashiir,ayaa ku gudoon siiyay Seef Dahab ah.

    Muxuu noogu abaal guday?

    1.Shahaadadii Ardayda oo uu joojiyay.
    2.Dhagaxdhigii Dekeda Garacad oo uu diiday.
    3.Mashaariicdii PL oo uu hor istaagay.
    4.Siyaasiyan oo uu noola diriray.

    Hadaba Maanta oo Dadkii Shalay noo adeegsanayay ay soo xooreen ma Anagaa siina fursad kale?

    Ma waxaan dhisnaa..

    1.Burburinta Fadaraalka.
    2.Burburinta Puntland.
    3.Dhisida Dowlad kaligii taliye.
    4.Awood siinta Dadka cuqdada qaba.
    5.Awood siinta Sirdoon shisheeye.

    Madaxweyne Deni haka fiirsado talaabooyinka Siyaasadeed ee uu qaadayo.!!

    JQ.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    March 31, 2026

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    March 31, 2026

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    March 31, 2026
    Latest Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Madaxweyne Deni oo magacaabay Gudoomiyayaasha Gobollada PL qaarkood

    Golaha Wasiirada Puntland oo laysku shaandheeyay

    Beesha caalamka Oo si adag ugu digtay Xasan Shiikh

    Wararkii ugu danbeeyay Ee dagaalka Wadaadada Iran

    BC Oo Xasan ugudbinaysa digniintii ugu danbaysay

    Midowga Afrika Oo ku baaqay in xiisada KG la dajiyo

    Beesha caalamka oo ka digtay dagaal ka dhaca Koonfur Galbeed

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.