Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Faallo:-Lama inkiri karo doorka curadnimo Ee ay ku leedahay PL Dowladnimada Somaliya
    Somalia

    Faallo:-Lama inkiri karo doorka curadnimo Ee ay ku leedahay PL Dowladnimada Somaliya

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.March 5, 2024No Comments2 Mins Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    13-kii SYL ee Gobanimada dhaliyay reer PL waxay ku lahaayeen 7-Xubnood.

    Ninka Calanka Cawaale Alifay waa reer PL.
    Ninka Irbada Sunta ah uqaatay,waa reer PL.
    Ninka Warqada uliqay Somali waa reer PL.

    Maamulkii Xoriyada ee Cabdullaahi Ciise hogaaminayay rabi ha’unaxariisto,waxay ka ahaayeen qayb muuqata oo macno leh.

    Dowladihii Dimuqraadiga ahaa ka hor Afgenbigii Askarta,waxay ku lahaayeen door curadnimo shaqooyinkii ay qabteen iyo hogaamintoodiiba.

    Ka badbaadintii Wadanka ee nidaamkii Askarta,waxay uhaayeen hormuud.

    Fadaraalka Somali iskugu soo laabatay,waxay unoqdeen Sal,ilaaliyayaal iyo horumariyayaal,waxayna suurageliyeen in Villa Somaliya ay ka shaqo gasho Dowlad Qaran markale burburkii kadib.

    Sadexdii MW DFS iskaga danbeeyay,waxay wakhtigooda geliyeen in ay meesha ay ka saaraan PL iyo nidaamka Fadaraalka,waana kula loolameen reer PL.

    Haatan Xasan loolankiisa ugu danbeeya,waxaa nooga filan in aan qayb laga noqon qorshe walba oo uu wado oo aan usii adkaysano luminta Mashaariicda lagu qiyaasi karo $100-ka Milyan.

    Ilaa Somalidu aqbasho in lays qaato oo lays aqbalo oo Deegaan walba waxa uu xaqa uleeyahay markay timaado Saami qaybsiga Siyaasadeed,midka Horumarineed iyo nidaamka Fadaraalka saxda ah,waa loolamaynaa.

    Mucaaradnimadu naguma hayso culays,taa badalkeeda waa noogu badisaa oo waa ku dhisanaa.

    Saakay ma nihin Sacabooleey ee waxaan Gacanta ku haysanaa Deegaankeenii oo dhismay lehna awood dhaqaale iyo awood Ciidan Saldhigna u ah danaha caalamku ka rabo Geeska.

    Awekayagu waa na qaadaa,hadii laga maarmo in Awrta laysku xiriirsado,iyaduna waa fursad kale.

    JQ.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    March 31, 2026

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    March 31, 2026

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    March 31, 2026
    Latest Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Madaxweyne Deni oo magacaabay Gudoomiyayaasha Gobollada PL qaarkood

    Golaha Wasiirada Puntland oo laysku shaandheeyay

    Beesha caalamka Oo si adag ugu digtay Xasan Shiikh

    Wararkii ugu danbeeyay Ee dagaalka Wadaadada Iran

    BC Oo Xasan ugudbinaysa digniintii ugu danbaysay

    Midowga Afrika Oo ku baaqay in xiisada KG la dajiyo

    Beesha caalamka oo ka digtay dagaal ka dhaca Koonfur Galbeed

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.