Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Gogoshii Garowe,waa in laga guuraa qorshaheedii hore.
    Somalia

    Gogoshii Garowe,waa in laga guuraa qorshaheedii hore.

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.March 5, 2024No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Gogosha Garowe,waxay ugu badisaa PL in loo raro mid Laba Waji leh,kuwaasoo kala ah….

    1.Gogol PL iyo DFS ay kuwada hadlaan.
    2.Gogol DFS iyo Dowladaha Xubnaha ka ah.

    Isku keenista Madaxdii hore,Siyaasiyiinta iyo Musharaxiinta uhanqal taagaya Kursiga Wadanka ugu sareeya PL Dan Siyaasadeed uguma jirto.

    Si gaar ah MW Deni oo hankiisu yahay in uu raadiyo Kursiga Villa Somaliya uguma badiso in uu abaabulo Musharaxiin saaxada kusoo ciriiriya.

    Loolanka Xasan Shiikh ee Siyaasadeed PL miisaan ahaan kaligeed,ayaa ku filan haday isbahaysi ubaahatana,waxay ka raadsan kartaa DG kale.

    Hadii ay ka fursan waydo Musharaxa ay PL baritaarayso,waa in uu noqdaa mid wax la yaqaan oo cad lagula heshiiyo oo ay meel ka taalo danaha horumarineed iyo saamiga Siyaasadeed ee PL.

    Macno uma leh PL in ay usamayso Niman Kursi raadinaya Fariisin ay hankooda ku gaaraan.

    Gogoshii Garowe,waa in laga guuraa qorshaheedii hore.

    JQ.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    March 31, 2026

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    March 31, 2026

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    March 31, 2026
    Latest Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Madaxweyne Deni oo magacaabay Gudoomiyayaasha Gobollada PL qaarkood

    Golaha Wasiirada Puntland oo laysku shaandheeyay

    Beesha caalamka Oo si adag ugu digtay Xasan Shiikh

    Wararkii ugu danbeeyay Ee dagaalka Wadaadada Iran

    BC Oo Xasan ugudbinaysa digniintii ugu danbaysay

    Midowga Afrika Oo ku baaqay in xiisada KG la dajiyo

    Beesha caalamka oo ka digtay dagaal ka dhaca Koonfur Galbeed

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.