Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»DFS oo la wareegtay Malaayiin Dollar iyo Akoono ka badan 100
    Somalia

    DFS oo la wareegtay Malaayiin Dollar iyo Akoono ka badan 100

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.March 6, 2024No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    DFS,ayaa ku guuleysatay in ay xayirto lacag gaaraysa Todobo Milyan dolar ($7 Million).

    Sidoo kale,waxay Dowladu xayirtay 670 Taleefan Lambar iyo 110-Akoono Ganacsi.

    Hawlgallo lagu beegsanayey dhaqdhaqaaqa maaliyadeed ee kooxo lala xiriirinayoargagixisoada,ayay DFS waday waayahan.

    Sida lagu baahiyey warbaahinta DFS,ayaa intaas ku dartay in la wareegista Lacagtan loo cuskaday Sharciga ka-hortagga Lacag-dhaqidda iyo La-dagaallanka Maalgelinta Argagixisada ee dhawaan Soomaaliya ka dhaqangalay.

    Dowladdu faahfaahin intaas dheer kama bixin meelaha laga soo qabtay Lacagta, muddada uu socdey hawlgalka lagu soo qabtay iyo halka ay ku danbeeyeen Dadkii lagu qabtay.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    March 31, 2026

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    March 31, 2026

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    March 31, 2026
    Latest Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Madaxweyne Deni oo magacaabay Gudoomiyayaasha Gobollada PL qaarkood

    Golaha Wasiirada Puntland oo laysku shaandheeyay

    Beesha caalamka Oo si adag ugu digtay Xasan Shiikh

    Wararkii ugu danbeeyay Ee dagaalka Wadaadada Iran

    BC Oo Xasan ugudbinaysa digniintii ugu danbaysay

    Midowga Afrika Oo ku baaqay in xiisada KG la dajiyo

    Beesha caalamka oo ka digtay dagaal ka dhaca Koonfur Galbeed

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.