Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Ergayga Geeska Afrika Ee Maraykanka oo kusii jeeda Itoobiya
    Somalia

    Ergayga Geeska Afrika Ee Maraykanka oo kusii jeeda Itoobiya

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.March 7, 2024No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Ergeyga Gaarka ah ee Geeska Afrika uqaabilsan Maraykanka Mike Hammer,ayaa ku wajahan Addis Ababa inta u dhaxaysa 7-13 bishan March.

    Ergayga,ayaa lagu wadaa in uu kaga qayb galo Adis Shir Midwowga Afrika martigelinayo oo dib u eegis istiraatijiyadeed loogu samaynayo hirgelinta heshiiskii Pretoria ee DFI iyo TPLF.

    Socdaalka ergayga oo qaadan doona ilaa 20-ka Maarso,waxaa sidoo kale ku jiri doona safar uu ku tagayo London iyo Rome.

    Danjire Hammer,wuxuu sidoo kale la kulmi doonaa saraakiisha Dowladda Itoobiya si ay uga wada hadlaan dadaallada lagu horumarinayo wadahadalka lagu soo afjarayo rabshadaha ka socda Gobollada Amxaarada iyo Oromada, iyo dib u eegista arrimaha guud ee Gobolka.

    Shirka dib u eegista istaraatiijiga ah ee Midowga Afrika,ayaa ah kii ugu horeeyay tan iyo markii la saxiixay heshiiska Pretoria.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    March 31, 2026

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    March 31, 2026

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    March 31, 2026
    Latest Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Madaxweyne Deni oo magacaabay Gudoomiyayaasha Gobollada PL qaarkood

    Golaha Wasiirada Puntland oo laysku shaandheeyay

    Beesha caalamka Oo si adag ugu digtay Xasan Shiikh

    Wararkii ugu danbeeyay Ee dagaalka Wadaadada Iran

    BC Oo Xasan ugudbinaysa digniintii ugu danbaysay

    Midowga Afrika Oo ku baaqay in xiisada KG la dajiyo

    Beesha caalamka oo ka digtay dagaal ka dhaca Koonfur Galbeed

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.