Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Madaxweynaha Tigreega oo soo dhaweeyay Aftida Dadweyne
    Somalia

    Madaxweynaha Tigreega oo soo dhaweeyay Aftida Dadweyne

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.March 7, 2024No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Dowladda dhexe ee itoobiya,ayaa shaacisay in la isku afgartay in Afti Dadweyne laga qaado Deegaamada ay isku haystaan Tigreega iyo Amxaarada.

    Madaxweynaha Maamulka kmg ah ee Deegaanka Tigreega Getachew Reda,ayaa muujiyay in uu soo dhawaynayo go’aanka Aftida Dadweynaha looga qaadayo Dhulkaas.

    “Dastuurku wuu cad yahay”Ayuu yiri Getachew Reda.

    Talaabadan haday fusho,isla markaana si lawada ogol yahay loo qabto Aftida Dadweyne,waxay noqon doontaa xal kama danbays ah oo loo helay deegaanada ay isku hayaan Maamulada Amxaarada iyo Tigreega.

    Afti laga qaado Deegaamadaas,waxay ahayd Qodob ka mid ah heshiiskii DFI iyo TPLF ee Koonfur Afrika.

    Shir dib u eegis loogu samaynayo fulida heshiiskaas,ayaa Bishan bartankeeda Midowga Afrika ku qabanayaa Adis,waxaana ka qaybgalaya Ergayga Geeska Afrika ee Maraykanka.

     

    Dowladda dhexe itoobiya,ayaa shaacisay in la isku afgartay Afti Dadweyne in laga qaado Deegaamada ay isku haystaan Tigreega iyo Amxaarada.

    Madaxweynaha Tigreega Reda,ayaa muujiyay in uu soo dhawaynayo go'aanka Aftida Dadweyne.

    JQ. pic.twitter.com/s9vM404hqD

    — Jibril Qoobey (@jibril_qoobey) March 7, 2024

     

    JQ.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    March 31, 2026

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    March 31, 2026

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    March 31, 2026
    Latest Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Madaxweyne Deni oo magacaabay Gudoomiyayaasha Gobollada PL qaarkood

    Golaha Wasiirada Puntland oo laysku shaandheeyay

    Beesha caalamka Oo si adag ugu digtay Xasan Shiikh

    Wararkii ugu danbeeyay Ee dagaalka Wadaadada Iran

    BC Oo Xasan ugudbinaysa digniintii ugu danbaysay

    Midowga Afrika Oo ku baaqay in xiisada KG la dajiyo

    Beesha caalamka oo ka digtay dagaal ka dhaca Koonfur Galbeed

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.