Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»DFS Somaliya oo heshiis Shidaal la gashay Turkiga
    Somalia

    DFS Somaliya oo heshiis Shidaal la gashay Turkiga

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.March 7, 2024No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    DFS,waxay heshiis Shidaal baaris ah la gashay Dowlada Turkiga.

    Sidoo kale DFS waxay horay,ula gashay heshiis difaac Dowlada Turkiga.

    Heshiisyada DFS ay la gashay Dowlada Turkiga,waxaa dhamaantood fasaxay Dowlada Maraykanka.

    Maraykanku uma arko Turkiga khatar danihiisa ah,waxa uu Isha ku hayaa Shiinaha,waxayna umuuqataa in ay si weyn iskula jaanqaadeen oo xataa Turkigu ka gaabsaday arimaha Falastiin.

    Dhanka kale,waxaa si weyn uga carooday oo udhibsaday heshiisyadan Wadamada Khaliijka Carabta,waxaana jira Shir deg-deg ah oo ay iskugu imaanayaan kaasoo looga xaajoonayo saamaynta Turkiga ee Somaliya.

    Dadka la socda Siyaasada Somaliya,waxay leeyihiin heshiisyada DFS ay la gashay Turkiga waxay noqon doonaan Laba arimood oo kala ah…

    1.In ay noqdaan kuwo Somaliya ku barnardo.
    2.In ay noqdaan kuwo Somaliya uhorseeda burbur cusub.

    JQ

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    March 31, 2026

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    March 31, 2026

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    March 31, 2026
    Latest Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Madaxweyne Deni oo magacaabay Gudoomiyayaasha Gobollada PL qaarkood

    Golaha Wasiirada Puntland oo laysku shaandheeyay

    Beesha caalamka Oo si adag ugu digtay Xasan Shiikh

    Wararkii ugu danbeeyay Ee dagaalka Wadaadada Iran

    BC Oo Xasan ugudbinaysa digniintii ugu danbaysay

    Midowga Afrika Oo ku baaqay in xiisada KG la dajiyo

    Beesha caalamka oo ka digtay dagaal ka dhaca Koonfur Galbeed

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.