Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»IGAD oo walaac ka muujisay khatarta Deegaanka ee Markab ku degay Badda Cas
    Somalia

    IGAD oo walaac ka muujisay khatarta Deegaanka ee Markab ku degay Badda Cas

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.March 8, 2024No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Urur-goboleedka IGAD,ayaa qeylo dhaan ka soo saaray masiibo deegaan oo soo socota,taasoo ku soo fool leh Badda Cas iyo Gacanka Cadmeed.

    Badda Casa,waxaa ku degay Markab lagu magacaabo Rubymar ee laga leeyahay Dalka UK dhamaadkii todobaadkan,kadib markii Gantaal la heleen Xuutiyiinta Yemen.

    IGAD waxay sheegtay in markabka Rubymar uu saaran yahay in ka badan 21,000 metric tonnes oo Bacriminta Ammonium Phosphate iyo shidaal udhiganta 200 oo Tan oo saliid ah.

    Ururku waxa uu ka digay in Shidaalka daadanaya uu wax u dhimi karo sixada Badda,isla markaana uu baabi’in karo reefs coral reefs.

    Waxa kale oo Markabka degay khatar ku yahay Kalluumaysiga iyo Dadka ka Shaqaysta.

    Sida IGAD sheegayso in Badda Cas laga nadiifoyo Saliida iyo Bacriminta ku daadatay,waxay qaadan doontaa mudo ku siman 30-Sano.

    igad.int/igad-calls-for…

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    March 31, 2026

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    March 31, 2026

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    March 31, 2026
    Latest Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Madaxweyne Deni oo magacaabay Gudoomiyayaasha Gobollada PL qaarkood

    Golaha Wasiirada Puntland oo laysku shaandheeyay

    Beesha caalamka Oo si adag ugu digtay Xasan Shiikh

    Wararkii ugu danbeeyay Ee dagaalka Wadaadada Iran

    BC Oo Xasan ugudbinaysa digniintii ugu danbaysay

    Midowga Afrika Oo ku baaqay in xiisada KG la dajiyo

    Beesha caalamka oo ka digtay dagaal ka dhaca Koonfur Galbeed

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.