Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Dowladda Xasan Sh.Maxamuud iyo siday uqorshaysan tahay?
    Somalia

    Dowladda Xasan Sh.Maxamuud iyo siday uqorshaysan tahay?

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.March 8, 2024No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Dowladda XSHM iyo siday uqorshaysan tahay?

    1. Maaliyadda iyo Bankiyada (Beesha Isaaq )
    2. ⁠Betroolka- (Beesha Hawiye)
    3. ⁠Arrimaha Dibadda-(Beesha Hawiye).

    Beesha Daarood iyo awood qaybsiga?

    1.Booska Ra’isalwasaaraha oo laga dhigay magac uyaal la hoos geeyay ku xigeenkiisa.

    2.Wasiiradii Beelaha MJ iyo MR oo maqan.

    3.Safaaradihii iyo Agaasimayaashii muhiimka ahaa oo la dhaafinayo Beesha Daarood.

    Xasan Dowladiisu,waxay noqotay mid Sadex qaybood loogu adeego…..

    B.Danaha Xasan.
    T.Danaha kooxda Xasan.
    J.Danaha Beesha Xasan.

    Dowlada Xasan,waxay dagaal Siyaasadeed,mid horumarineed ay kula jirtaa Beesha Daarood oo Saldhigeedu yahay Puntland.

    JQ.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    March 31, 2026

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    March 31, 2026

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    March 31, 2026
    Latest Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Madaxweyne Deni oo magacaabay Gudoomiyayaasha Gobollada PL qaarkood

    Golaha Wasiirada Puntland oo laysku shaandheeyay

    Beesha caalamka Oo si adag ugu digtay Xasan Shiikh

    Wararkii ugu danbeeyay Ee dagaalka Wadaadada Iran

    BC Oo Xasan ugudbinaysa digniintii ugu danbaysay

    Midowga Afrika Oo ku baaqay in xiisada KG la dajiyo

    Beesha caalamka oo ka digtay dagaal ka dhaca Koonfur Galbeed

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.