Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Liiska Xubnaha Wasiirada,ku xigeenada iyo W.Dowlayaasha Dowlada PL
    Somalia

    Liiska Xubnaha Wasiirada,ku xigeenada iyo W.Dowlayaasha Dowlada PL

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.March 9, 2024No Comments4 Mins Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Xubnaha Wasiiradda: –

    1. Waxaa Maxamed Cabdiwahaab Axmed loo magacaabay Wasiiirka Wasaaradda Caddaaladda iyo Arrimaha Diinta.

    2. Waxaa Ibraahin Cartan Ismaaciil loo magacaabay Wasiirka Wasaaradda Amniga iyo DDR.

    3. Waxaa Cabdi Faarax Juxa loo magacaabay Wasiirka Wasaaradda Arimaha Gudaha, Federalka iyo Dimuqraadiyadda.

    4. Waxaa Maxamed Faarax Maxamuud loo magacaabay Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda.

    5. Waxaa Daa’uud Maxamed Cumar loo magacaabay Wasiirka Wasaaradda Qorsheynta, Horumarinta Dhaqaalaha iyo Iskaashiga Caalamiga.

    6. Waxaa Fu’aad Abshir Axmed (Adeer) loo magacaabay Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada iyo Tacliinta Sare.

    7. Waxaa Siciid Jaamac Cali (Qoorsheel) loo magacaabay Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka.

    8. Waxaa Faarax Cawad Jaamac loo magacaabay Wasiirka Wasaaradda Howlaha Guud, Gaadiidka iyo Guriyaynta.

    9. Waxaa Shaakir Maxamed Guuleed loo magacaabay Wasiirka Wasaaradda Dekeddaha & Gaadiidka Badda.

    10. Waxaa Cabdullaahi Bile Nuur loo magacaabay Wasiirka Wasaaradda Duulista Hawada iyo Garoomada.

    11. Waxaa Maryan Axmed Cali loo magacaabay Wasiirka Wasaaradda Haweenka iyo Horumarinta Qoyska.

    12. Waxaa Maxamuud Caydiid Dirir loo magacaabay Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Isgaarsiinta & Dalxiiska.

    13. Waxaa Axmed Shire Siciid loo magacaabay Wasiirka Wasaaradda Ganacsiga, Warshadaha iyo Maalgashiga.

    14. Waxaa Cumar Cabdisamad Yuusuf (Dhuux) loo magacaabay Wasiirka Wasaaradda Xanaanada Xoolaha.

    15. Waxaa Maxamed Cabdiraxmaan Maxamed (Faroowe) loo magacaabay Wasiirka Wasaaradda Deegaanka, Daaqa iyo Isbedelka Cimilada.

    16. Waxaa Cabdirisaaq Cabdullaahi Xagaa loo magacaabay Wasiirka Wasaaradda Kalluumeysiga & Kheyraadka Badda

    17. Waxaa Cabdiraxman Axmed Cabdulle loo magacaabay Wasiirka Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada

    18. Waxaa Liibaan Muuse Cismaan loo magacaabay Wasiirka Wasaaradda Tamarta, Macdanta & Biyaha.

    19. Waxaa Ubax Cabdirashiid Maxamed Xirsi loo magacaabay Wasiirka Wasaaradda Gargaarka iyo Maareynta Masiibooyinka.

    20. Waxaa Maxamed Cabdiqaadir Saalax loo magacaabay Wasiirka Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka

    21. Waxaa Hodan Siciid Xasan loo magacaabay Wasiirka Dhalinyarada iyo Ciyaaraha.

    Xubnaha Wasiir Ku-xigeennada: –

    1. Waxaa Maryan Cismaan Axmed (Fangase) loo magacaabay Wasiir Ku-xigeenka ee Wasaaradda Caddaaladda iyo Arrimaha Diinta.

    2. Waxaa Maxamed Axmed Qaxiye loo magacaabay Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Amniga iyo DDR.

    3. Waxaa Cabdiraxmaan Khaliif Faarax loo magacaabay Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Arimaha Gudaha, Federalka iyo Dimuqraadiyadda.

    4. Waxaa Eng. Cabdilaahi Ismaaciil Maxamed loo magacaabay Wasiir Ku-xigeenka Maamulka ee Wasaaradda Maaliyadda.

    5. Waxaa Axmed Maxamed Bulxanloo magacaabay Wasiir Ku-xigeenka Dekhliga ee Wasaaradda Maaliyadda.

    6. Waxaa Eng. Maxamed Xasan Ibraahin loo magacaabay Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Qorsheynta, Horumarinta Dhaqaalaha iyo Iskaashiga Caalamiga.

    7. Waxaa Maxamed Diiiriye Gama’diid loo magacaabay Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Waxbarashada iyo Tacliinta Sare.

    8. Waxaa Dr. Cabdirashiid Xaaji Jaamac loo magacaabay Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Caafimaadka.

    9. Waxaa Cabduqaadir Maxamed Gaylan loo magacaabay Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Howlaha Guud, Gaadiidka iyo Guriyaynta.

    10. Waxaa Faarax Cali Cabdi loo magacaabay Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Dekeddaha & Gaadiidka Badda.

    11. Waxaa Cabdirashiid Sheikh Cali (Dhagasayn) loo magacaabay Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Duulista Hawada iyo Garoomada.

    12. Waxaa Siciido Xuseen Cali loo magacaabay Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Haweenka iyo Horumarinta Qoyska.

    13. Waxaa Yacquub Maxamed Caddala loo magacaabay Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Warfaafinta, Isgaarsiinta & Dalxiiska.

    14. Waxaa Cabdikariin Maxamed Xasan loo magacaabay Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Ganacsiga, Warshadaha iyo Maalgashiga.

    15. Waxaa Dr. Axmed Cartan Maxamed loo magacaabay Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Xanaanada Xoolaha.

    16. Waxaa Ayuub Cali Axmed loo magacaabay Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Deegaanka, Daaqa iyo Isbedelka Cimilada.

    17. Waxaa Maxamuud Maxamed Cali (gabax) loo magacaabay Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Kalluumeysiga & Kheyraadka Badda

    18. Waxaa Faarax Jaamac Boos loo magacaabay Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada

    19. Waxaa Siciid Salaad Maxamed loo magacaabay Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Tamarta, Macdanta & Biyaha.

    20. Waxaa Maxamed Siciid Qaloombi oo magacaabay Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Gargaarka iyo Maareynta Masiibooyinka.

    21. Waxaa Faa’isa Cali Ismaaciil loo magacaabay Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka

    22. Waxaa Siciid Saalax Seed loo magacaabay Wasiir Ku-xigeenka Dhalinyarada iyo Ciyaaraha.

    Xubnaha Wasiiru Dowlayaasha: –

    1. Waxaa Cabddul Cali Warasme loo magacaabay Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Caddaaladda iyo Arrimaha Diinta.

    2. Waxaa Kayse Cabdi Yuusuf loo magacaabay Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Amniga iyo DDR.

    3. Waxaa Yuusuf Maxamed Wacayns Dhedo loo magacaabay Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Arimaha Gudaha, Federalka iyo Dimuqraadiyadda.

    4. Waxaa Maxamuud Sheikh Ciid Muuse loo magacaabay Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Maaliyadda.

    5. Waxaa Faarax Maxamuud Aw- Cismaan loo magacaabay Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Qorsheynta, Horumarinta Dhaqaalaha iyo Iskaashiga Caalamiga.

    6. Waxaa Cabdisalaan Cali Faarax (Biligsay) loo magacaabay Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Waxbarashada iyo Tacliinta Sare.

    7. Waxaa Axmed Sheikh Faarax Maxamed loo magacaabay Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Caafimaadka.

    8. Waxaa Maxamed Siciid Xasan loo magacaabay Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Dekeddaha & Gaadiidka Badda.

    9. Waxaa Siciid Maxamed Warsame Awaare loo magacaabay Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Duulista Hawada iyo Garoomada.

    10. Waxaa Cabdinaasir Axmed Aadan loo magacaabay Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Xanaanada Xoolaha.

    11. Waxaa Siciid Maxamed Raage loo magacaabay Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Kalluumeysiga & Kheyraadka Badda

    12. Waxaa Cabdiraxmaan Cali Ismaaciil loo magacaabay Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Tamarta, Macdanta & Biyaha.

    13. Waxaa Cabduqaadir Jaamac Cali Afrax loo magacaabay Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka

    14. Waxaa Cabdifitaax Maxamed Cabdinuur loo magacaabay Wasiiru Dowlaha Madaxtooyada.

    -DHAMMAAD-

    XAFIISKA WARFAAFINTA MADAXTOOYADA DOWLADDA PUNTLAND.

     

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    March 31, 2026

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    March 31, 2026

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    March 31, 2026
    Latest Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Madaxweyne Deni oo magacaabay Gudoomiyayaasha Gobollada PL qaarkood

    Golaha Wasiirada Puntland oo laysku shaandheeyay

    Beesha caalamka Oo si adag ugu digtay Xasan Shiikh

    Wararkii ugu danbeeyay Ee dagaalka Wadaadada Iran

    BC Oo Xasan ugudbinaysa digniintii ugu danbaysay

    Midowga Afrika Oo ku baaqay in xiisada KG la dajiyo

    Beesha caalamka oo ka digtay dagaal ka dhaca Koonfur Galbeed

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.