Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Puntland oo shaacisay in aysan ahayn Berri Maalin Soon-qaad
    Somalia

    Puntland oo shaacisay in aysan ahayn Berri Maalin Soon-qaad

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.March 10, 2024Updated:March 10, 2024No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Wasaaradda Cadaaladda DPL oo ay weheliyaan Culumada Puntland,ayaa sheegay in beri aysan ahayn Soon oo ay tahay 30-ka Shacbaan.

    Dowlada Puntland,waxay masuul ka tahay Deegaamo ka ah Somaliya Sadex meelood meel,waana muhiim in la ilaaliyo Diintooda.

    Nidaamka Fadaraalka,ayaa ufasaxaya in ay umadaxbanaan tahay arimaha Deegaankeeda in ay maarayso oo ay hagto.

    Arimaha Diinta mahan Shaqo Dowlada Dhexe ay leedahay,hoos ka daawo muuqaalka.

     

    Halkan ka daawo muuqaalka

     

    Wasaaradda Cadaaladda DPL oo ay weheliyaan Culumada Puntland,ayaa sheegay in beri aysan ahayn Soon oo ay tahay 30-ka Shacbaan.

    JQ. pic.twitter.com/6Li3lofR6P

    — Jibril Qoobey (@jibril_qoobey) March 10, 2024

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    March 31, 2026

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    March 31, 2026

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    March 31, 2026
    Latest Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Madaxweyne Deni oo magacaabay Gudoomiyayaasha Gobollada PL qaarkood

    Golaha Wasiirada Puntland oo laysku shaandheeyay

    Beesha caalamka Oo si adag ugu digtay Xasan Shiikh

    Wararkii ugu danbeeyay Ee dagaalka Wadaadada Iran

    BC Oo Xasan ugudbinaysa digniintii ugu danbaysay

    Midowga Afrika Oo ku baaqay in xiisada KG la dajiyo

    Beesha caalamka oo ka digtay dagaal ka dhaca Koonfur Galbeed

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.