Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»W.Arimaha Dibada Itoobiya oo ku celiyay in ay lagama maarmaan tahay in ay hesho Bad
    Somalia

    W.Arimaha Dibada Itoobiya oo ku celiyay in ay lagama maarmaan tahay in ay hesho Bad

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.March 12, 2024No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    “Itoobiya in ay ka hesho jaan Badda Cas,waxay muhiim utahay amniga iyo xasiloonida Qaran ee Itoobiya,waxayna ku baadigoobaysaa si Sharci ah”Ayuu yiri W.Arimaha Dibada cusub ee Itoobiya.

    “Ethiopia’s newly appointed Foreign Minister, Taye-Atske Selassie, told state media that “direct access to the sea is a matter of our stability and national security,” adding that Ethiopia’s quest for seaports is very legitimate.”

    Hadalkiisa,isagoo sii wata,Ayuu yiri” Wadan Itoobiya oo kale ah,waa in uu helaa dhaqaale xoog badan,wuxuuna ku samayn karaa Bad”.

    Wasiirka,ayaa ka dhawaajiyay in BC dadaal Diblomaasiyadeed oo xoog badan ay gelisay sidii xal loogu heli lahaa baahida Badeed ee Itoobiya,hadalkan,ayaa umuuqda in Wasiirku ula jeedo dhexdhexaadintii laga dhex waday Somaliya iyo Itoobiya.

    Wasiirka Arimaha Dibada oo ka mid ahaa weftigii Itoobiya ay udirtay Nayrobi Jimcihii lasoo dhaafay ee wada xaajoodka dadban la galay weftigii Somalida in uu hadal noocan ah kasoo baxo,waxay ka dhigan tahay in xalkii Diblomaasi uu sii rajo yaraanayo.

    DFS,ayaa ku adkaysatay in marka hore Itoobiya si cad uga laabato heshiiskii isfahan ee ay la gashay SL.

    JQ.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    March 31, 2026

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    March 31, 2026

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    March 31, 2026
    Latest Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Madaxweyne Deni oo magacaabay Gudoomiyayaasha Gobollada PL qaarkood

    Golaha Wasiirada Puntland oo laysku shaandheeyay

    Beesha caalamka Oo si adag ugu digtay Xasan Shiikh

    Wararkii ugu danbeeyay Ee dagaalka Wadaadada Iran

    BC Oo Xasan ugudbinaysa digniintii ugu danbaysay

    Midowga Afrika Oo ku baaqay in xiisada KG la dajiyo

    Beesha caalamka oo ka digtay dagaal ka dhaca Koonfur Galbeed

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.