Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Madaxweynihii hore Ee DDSI Cabdi Iley oo Xabsiga laga sii daayay
    Somalia

    Madaxweynihii hore Ee DDSI Cabdi Iley oo Xabsiga laga sii daayay

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.March 14, 2024No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Madaxweynahii hore ee DDSI Cabdi Maxamuud Cumar,ayaa laga sii daayay Xabsi ku yaala Magaalada Addis Ababa.

    Cabdi Iley,ayaa ku jiray Xabsiga tan iyo bishii Ogoosto sanadkii 2018-kii.

    Qareenkiisa Iskendir Geshne,ayaa xaqiijiyay sii dayntiisa,wuxuuna sheegay in Dacwad oogaha guud ka noqday dhammaan arimihii uu ku eedaysnaa.

    Raxma oo ahayd Xildhibaanad ka tirsan Barlamaanka DDSI iyo Wasiirka Haweenka iyo Arrimaha Carruurta oo la xirnayd Cabdi Iley,ayaa iyadana lala sii daayay.

    Ma cada sababta dhabta ah oo loo siidaayay,isla markaana looga laabaltay Dacwadihii waa weynaa ee loo haystay Cabdi Iley.

    Madaxweynihii hore ee Deegaanka Somalida Itoobiya Cabdi Maxamuud Cumar,ayaa Xabsiga la dhigay markii uu talada Wadankaas la wareegay Ra’isalwasaare Abiy.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    March 31, 2026

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    March 31, 2026

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    March 31, 2026
    Latest Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Madaxweyne Deni oo magacaabay Gudoomiyayaasha Gobollada PL qaarkood

    Golaha Wasiirada Puntland oo laysku shaandheeyay

    Beesha caalamka Oo si adag ugu digtay Xasan Shiikh

    Wararkii ugu danbeeyay Ee dagaalka Wadaadada Iran

    BC Oo Xasan ugudbinaysa digniintii ugu danbaysay

    Midowga Afrika Oo ku baaqay in xiisada KG la dajiyo

    Beesha caalamka oo ka digtay dagaal ka dhaca Koonfur Galbeed

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.