Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Faallo:-Maxaa hor taagan dib usoo kabashada Dowladnimada Somaliya?
    Somalia

    Faallo:-Maxaa hor taagan dib usoo kabashada Dowladnimada Somaliya?

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.March 15, 2024No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Dowladnimada Somaliya,waxay ka dhaqaaqi la’adahay midnimada la’aanta Siyaasadeed.

    Laga soo bilaabo Sh.Shariif ilaa Maanta,waxaa baahi loo qabaa Siyaasada oo laga heshiiyo mana dhicin.

    MW walba oo yimaadaa,wuxuu rabaa in uu la yimaado Siyaasad ugaar ah oo uu ku khasbo Ummadda,isagoo iska indhatiraya isqaadashadii,wax wada lahaanshihii iyo isku wadidii Wadanka.

    Xasan oo 70-jir ah,isla markaana Laba jeer lasoo doortay oo haysta Shahaadada PHD,lagama sugayn hogaamintan aadka diciifka u ah ee uu la Shir yimid.

    Mahayo Wadan Siyaasad ku midaysan.
    Mahayo Wadan Amni ku midaysan.
    Mahayo Wadan Dhaqaale ku midaysan.
    Mahayo Wadan Ciidan ku midaysan.

    Laba Sano,ayaa ubuuxsamaysa My-15,isagoo guusha kaliya ee uu gaaray ay tahay in uu bahdilay Ra’isalwasaarihii iyo Wasiiradiisii oo isagu noqday wax walba.

    JQ.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    March 31, 2026

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    March 31, 2026

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    March 31, 2026
    Latest Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Madaxweyne Deni oo magacaabay Gudoomiyayaasha Gobollada PL qaarkood

    Golaha Wasiirada Puntland oo laysku shaandheeyay

    Beesha caalamka Oo si adag ugu digtay Xasan Shiikh

    Wararkii ugu danbeeyay Ee dagaalka Wadaadada Iran

    BC Oo Xasan ugudbinaysa digniintii ugu danbaysay

    Midowga Afrika Oo ku baaqay in xiisada KG la dajiyo

    Beesha caalamka oo ka digtay dagaal ka dhaca Koonfur Galbeed

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.