Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Markabkii lagu haystay Xeebaha PL oo ĺaga Gacan maroojiyay Burcadii haysatay
    Somalia

    Markabkii lagu haystay Xeebaha PL oo ĺaga Gacan maroojiyay Burcadii haysatay

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.March 16, 2024No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Markabkii MV Ruen ee lagu haystay Xeebaha Gobolka Nugaal ee Puntland,ayaa laga soo furtay Burcadii.

    Ciidamada Hindiya ee ka midka ah kuwa ka hawlagala Biyaha caalamiga ah,ayaa fuliyay hawlgalka Markabka looga soo furtay Burcada.

    35 ahaa Burcadii haysatay Markabka in Gacanta lagu dhigay ayay sheegayaan wararka la helayo.

    Tan iyo Bishii December ee Sanadkii hore,ayaa Burcad ku haysatay Markabkan meel ku aadan Xeebaha Gobolka Nugaal ee PL.

     

    Halkan ka daawo muuqaalka

    Waa ku amaanan yihiin Ciidamada Hindiya ee hawlgalka ku fuliyay Burcada haysatay Markabka.

    Gacan adag in loo isticmaalo Burcad Badeeda,waa loo baahnaa.

    35 Maleeshiyada Burcada ah,ayaa Gacanta lagu dhigay.

    JQ. pic.twitter.com/mpOLbKemrz

    — Jibril Qoobey (@jibril_qoobey) March 16, 2024

     

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    March 31, 2026

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    March 31, 2026

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    March 31, 2026
    Latest Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Madaxweyne Deni oo magacaabay Gudoomiyayaasha Gobollada PL qaarkood

    Golaha Wasiirada Puntland oo laysku shaandheeyay

    Beesha caalamka Oo si adag ugu digtay Xasan Shiikh

    Wararkii ugu danbeeyay Ee dagaalka Wadaadada Iran

    BC Oo Xasan ugudbinaysa digniintii ugu danbaysay

    Midowga Afrika Oo ku baaqay in xiisada KG la dajiyo

    Beesha caalamka oo ka digtay dagaal ka dhaca Koonfur Galbeed

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.