Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Doorashada Gudoomiyaha Midowga Afrika oo looga xaajoonayo Adis Ababa
    Somalia

    Doorashada Gudoomiyaha Midowga Afrika oo looga xaajoonayo Adis Ababa

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.March 16, 2024No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Wasiirada Arrimaha Dibadda Afrika,ayaa isugu yimid magaalada Addis Ababa ee Wadanka Itoobiya.

    Kalfadhigii 22-aad ee aan caadiga ahayn ee Golaha Fulinta,ayaa dib loogu eegayaa qorshaha doorashada Guddoomiyaha Guddiga Midowga Afrika ee la qorsheeyay inuu qabsoomo bisha February ee Sanadka 2025.

    Shirka oo billowday Jimcihii,ayaa waxaa qayb ka ah Wakiillo ka socda Midowga Afrika dhammaan 55-ta Waddan ee xubnaha ka ah Midowga Afrika, saraakiil ka kala socda qaybaha iyo xafiisyada Midowga Afrika, iyo saaxiibada istaraatiijiga ah.

    Golaha fulinta,ayaa ka doodi doona warbixinta qabyada ah ee ku saabsan u diyaar garowga doorashada ee dhamaadka muddada xilka Moussa Faki, oo hadda ah Guddoomiyaha AUC ee xilka la wareegay March 2017.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Maxaa ka jira in Gudoomiyaha Baarlamaanka Fadaraalka laga mamnuucay Maraykanka?

    April 3, 2026

    Isbadalka lagu sameeyay Maamulka Bangiga Puntland oo la bogaadiyay

    April 3, 2026

    “Madaxweyne Garsoorka dul istaag”WQ.Jibril Qoobey.

    April 3, 2026
    Latest Posts

    Maxaa ka jira in Gudoomiyaha Baarlamaanka Fadaraalka laga mamnuucay Maraykanka?

    Isbadalka lagu sameeyay Maamulka Bangiga Puntland oo la bogaadiyay

    “Madaxweyne Garsoorka dul istaag”WQ.Jibril Qoobey.

    Wasiirada cusub Ee Dowladda Puntland Oo la dhaariyay

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Madaxweyne Deni oo magacaabay Gudoomiyayaasha Gobollada PL qaarkood

    Golaha Wasiirada Puntland oo laysku shaandheeyay

    Beesha caalamka Oo si adag ugu digtay Xasan Shiikh

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.