Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Wasiirka Arimaha Gudaha PL oo Eedeyn xoogan ujeediyay DFS
    Somalia

    Wasiirka Arimaha Gudaha PL oo Eedeyn xoogan ujeediyay DFS

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.March 16, 2024No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Wasiirka arimaha Gudaha Dowlada Puntland Juxaa,ayaa mid si cad uqeexaya in Villa Somaliya MW fadhiyaa umuujiyay reer PL colaad hoose oo dhaafsiisan Siyaasada lagu kala aragti duwan yahay.

    Mashaariicdii horumarinta iyo adeega Bulshada lagu kabi jiray ayay DFS u adeegsatay Siyaasad oo ku hor istaagtay Qalinkii Dowladnimada Somaliyed.

    Dad badan,ayaa qabay in hadalkan loo baahnaa oo ay ahayd in loo iftiinsho Bulshada hab dhaqanka MW Xasan Shiikh.

    Hadalka Wasiir Juxaa,waa mid dhiirigelin ah oo aysan fahmi karin Dadkan caadiga ah ee aragtida dhow.

    Muhiimada hadalkiisu,waa in aan PL ilaalsanaa oo ka shaqaynaa horumarkeeda.

    Sidoo kale hadalkiisu,wuxuu daaran yahay in nacfiga iyo qiyamku kala weyn yihiin oo aan la noqon Dad Cuno oo waayuhu badali karaan.

    PL,waa nidaam macno weyn leh oo Dowladnimada Somaliyed qiimo ugu fadhiya;hoos ka daawo muuqaalka.

     

    Halkan ka daawo muuqaalka

    Hadalka Wasiir Juxaa,waa mid dhiirigelin ah oo aysan fahmi karin Dadkan caadiga ah ee aragtida dhow.

    Muhiimada hadalkiisu,waa in aan PL ilaalsanaa oo ka shaqaynaa horumarkeeda.

    Sidoo kale hadalkiisu,wuxuu daaran yahay in nacfiga iyo qiyamku kala weyn yihiin.

    JQ. pic.twitter.com/DAkwzZG0BP

    — Jibril Qoobey (@jibril_qoobey) March 16, 2024

    JQ.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    March 31, 2026

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    March 31, 2026

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    March 31, 2026
    Latest Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Madaxweyne Deni oo magacaabay Gudoomiyayaasha Gobollada PL qaarkood

    Golaha Wasiirada Puntland oo laysku shaandheeyay

    Beesha caalamka Oo si adag ugu digtay Xasan Shiikh

    Wararkii ugu danbeeyay Ee dagaalka Wadaadada Iran

    BC Oo Xasan ugudbinaysa digniintii ugu danbaysay

    Midowga Afrika Oo ku baaqay in xiisada KG la dajiyo

    Beesha caalamka oo ka digtay dagaal ka dhaca Koonfur Galbeed

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.