Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, oo uu weheliyo Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda Mudane Ilyaas Cismaan Lugatoor , ayaa kulan la qaatay Madaxda iyo Wakiillada Hay’adaha Qaramada Midoobey ee ka howlgala Puntland.
Af-hayeenka Ahna Agaasimaha Warfaafinta Madaxtooyada Dowladda Puntland,Jaamac Dabaraani,ayaa faahfaahiyey.
Halkan ka daawo muuqaalka
https://twitter.com/jibril_qoobey/status/1769334373147394454?t=lUiRQhK5bx1Pz5nBnNUSZw&s=19