Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Faallo:-Hogaaminta Xasan Ee liidata waxay fursad utahay Deni
    Somalia

    Faallo:-Hogaaminta Xasan Ee liidata waxay fursad utahay Deni

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.March 21, 2024No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Deni waxa fursada siiyay oo Dad badan ugu hakadaan waa hogaaminta foosha xun ee Xasan Shiikh.

    Balse hadii la heli lahaa hogaamiye Qaran oo ka fog Qabyaalada iyo Eexda macno weyn ma yeesheen.

    Fahamikiisa Siyaasadeed,waa hooseeya sidiisaba mana talo qaato kumana xirna Dadka hibada uleh odoroskeeda oo isagaa cid walba iskala sareeya..

    Dhaqamadiisa,waxaa ka mid ah….

    1.Waa la socdaa.
    2.Waa ogahay.
    3.Waa aqaan.
    4.Tel la dansado.
    5.Yaan Qofna lay soo dayn.

    Cilada ugu weyn ee haysata,waa aqoontiisa Maadiga ah oo yar iyo isagoo ku qariya dhuumasho.

    Waxaan kula soconaa ma’ahan jacayl aan uqabno iyo qiimo uu Dadka dheer yahay ee waa ka maarmi waa iyo maxaa PL Maanta Dan ugu jirtaa.

    Lexjeclada Dhulka iyo Dadka Loo qabo,ayaa Deni Dadka uhakisay.

    JQ.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    March 31, 2026

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    March 31, 2026

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    March 31, 2026
    Latest Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Madaxweyne Deni oo magacaabay Gudoomiyayaasha Gobollada PL qaarkood

    Golaha Wasiirada Puntland oo laysku shaandheeyay

    Beesha caalamka Oo si adag ugu digtay Xasan Shiikh

    Wararkii ugu danbeeyay Ee dagaalka Wadaadada Iran

    BC Oo Xasan ugudbinaysa digniintii ugu danbaysay

    Midowga Afrika Oo ku baaqay in xiisada KG la dajiyo

    Beesha caalamka oo ka digtay dagaal ka dhaca Koonfur Galbeed

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.