Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Maxay ka dhigan yihiin Cutubyada Dastuurka Ee Xasan meelmarsanayo?
    Somalia

    Maxay ka dhigan yihiin Cutubyada Dastuurka Ee Xasan meelmarsanayo?

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.March 28, 2024No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Madaxweynaha Doorasho Dadweyne,ayuu ku imaanayaa?.

    Waa in Xasan Kursiga kusii fadhiyo 20-ka Sano ee soo socota,sababtoo ah Doorasho Qof iyo Cod ah kama hirgeli doonto Somaliya. 20-ka Sano ee soo socota marka waaqiciga la duulo.

    Madaxweynaha,ayaa soo magacaabayo,xilkana ka qaadaya RW?

    Waa in meesha laga saaro awoodaha Golayaasha fulinta iyo Sharcidejinta.

    Macnuhu,waa Dowladnimo Gacanta Hal Qof loo galiyo,taasoo ah Gacanta Madaxweynaha.

    Sidoo kale,waa in Baarlamaanka la micno tiro oo awoodihiisii dheelitirka Dowladnimo la laalo,waxaana tusaale kuugu filan in uusan MW dooran karin,kana qaadi karin xil Ra’isalwasaaraha.

    Xisbiyada,waxay noqon doonaan 3-Xisbi Siyaasadeed?

    Waa in Siyaasada Wadanka loo xiro Madaxweynaha oo Xisbi,isagu samaysto Labada kalana uu Dad iyo Dhaqaale ku darsado.

    Macnaha,waa in meesha laga saaro Nidaamka Xisbiyada badan.

    Mudada xil haynta,waa 5-sano?

    Waa mudo kororsi dadban iyo Xubi loo qabo kusii fadhiga Kursiga.

    JQ.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    March 31, 2026

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    March 31, 2026

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    March 31, 2026
    Latest Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Madaxweyne Deni oo magacaabay Gudoomiyayaasha Gobollada PL qaarkood

    Golaha Wasiirada Puntland oo laysku shaandheeyay

    Beesha caalamka Oo si adag ugu digtay Xasan Shiikh

    Wararkii ugu danbeeyay Ee dagaalka Wadaadada Iran

    BC Oo Xasan ugudbinaysa digniintii ugu danbaysay

    Midowga Afrika Oo ku baaqay in xiisada KG la dajiyo

    Beesha caalamka oo ka digtay dagaal ka dhaca Koonfur Galbeed

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.