Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»MW Faroole oo si adag uga hor yimid waxkabadalka Dastuurka Ee Xasan Shiikh
    Somalia

    MW Faroole oo si adag uga hor yimid waxkabadalka Dastuurka Ee Xasan Shiikh

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.March 29, 2024No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Si dadnimo leh,ayuu uhadlay Madaxweyne Faroole oo udifaacay Dastuurka Wadanka.

    Nidaamkeenu waa Baarlamaani.

    Madaxweynaha Baarlamaankaa dooranaya.
    Gudoomiyuhuna Baarlamaanku ka imaanayaa.
    Ra’isalwasaaraha Xisbiga ugu Xildhibaano bata Baarlamaanka,ayuu ka imaanayaa.

    Madaxweynuhu waa Madaxa Sadexda hay’adood ee Dowladnimadu ku dhisan tahay oo kala ah….

    1.Sharcidejinta.
    2.Garsoorka.
    3.Fulinta.

    Dastuurku Tiirar adag,ayuu ku taagan yahay oo aan la taaban karin,balse dib u eegid baa lagu samayn karaa Qodobada ku dhex jira.

    Dib u eegida Dastuurka,isagay ku qoran tahay habka loo marayo mana ahan wax faraha layskala geli karo.

     

     

    Halkan ka dhagayso Codka Faroole

    https://twitter.com/jibril_qoobey/status/1773678770244800849?t=WEh_Rn6ZmZ4528Lm13E8Lg&s=19

     

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    March 31, 2026

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    March 31, 2026

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    March 31, 2026
    Latest Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Madaxweyne Deni oo magacaabay Gudoomiyayaasha Gobollada PL qaarkood

    Golaha Wasiirada Puntland oo laysku shaandheeyay

    Beesha caalamka Oo si adag ugu digtay Xasan Shiikh

    Wararkii ugu danbeeyay Ee dagaalka Wadaadada Iran

    BC Oo Xasan ugudbinaysa digniintii ugu danbaysay

    Midowga Afrika Oo ku baaqay in xiisada KG la dajiyo

    Beesha caalamka oo ka digtay dagaal ka dhaca Koonfur Galbeed

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.