Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Faallo:-Somaliya markale ayay hoobatay oo Wadanku burburay.
    Somalia

    Faallo:-Somaliya markale ayay hoobatay oo Wadanku burburay.

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.March 30, 2024No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    30-Sano burburkii Qaran kadib saakay ayay hadana lumisay heshiiskii Dowladnimo.

    Xasan Maanta laga bilaabo ma’ahan Madaxweyne Qaran oo Dastuurkii uu ku ahaa,ayuu laalay.

    Jamhuuriyadii Somaliya,waxay ukala qaybsantay Sadex Qaybood ilaa iyo hada waxa muuqda marka laga tusaale qaato….

    1.Somaliland.
    2.Puntland.
    3.Bartamaha iyo Koonfurta.

    Sadexdan mid walba,waxay Saakay leedahay Dastuur ugaar ah oo ay haysato.

    Si gaar ah Maanta,wixii ka danbeeya Puntland Xasan Madaxweyne uma ahan mana quseeyo Dastuurka uu samaystay.

    Jamhuuriyadii Fadaraaliga ahayd ee Somaliya halkaas ayay kusoo afjarantay.

    JQ.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    March 31, 2026

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    March 31, 2026

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    March 31, 2026
    Latest Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Madaxweyne Deni oo magacaabay Gudoomiyayaasha Gobollada PL qaarkood

    Golaha Wasiirada Puntland oo laysku shaandheeyay

    Beesha caalamka Oo si adag ugu digtay Xasan Shiikh

    Wararkii ugu danbeeyay Ee dagaalka Wadaadada Iran

    BC Oo Xasan ugudbinaysa digniintii ugu danbaysay

    Midowga Afrika Oo ku baaqay in xiisada KG la dajiyo

    Beesha caalamka oo ka digtay dagaal ka dhaca Koonfur Galbeed

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.