Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Warbaahinta Caalamiga ah oo falanqayn weyn ku samaysay go’aanka Puntland
    Somalia

    Warbaahinta Caalamiga ah oo falanqayn weyn ku samaysay go’aanka Puntland

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.March 31, 2024No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    TV-ga caanka ah ee Aljazeera,ayaa falanqayn macno leh ku sameeyay go’aanka Puntland iyo ku xadgudubka Dastuurka Fadaraalka ee Madaxweynihii sharciyada lumiyay Xasan Shiikh.

    “SL,way ka go’day Somaliya,PL hada ayay kala laabatay aqoonsigii,waxay ka talisaa DFS sharciyan qayb ka mid ah Wadanka,qaybtaasna 70% waxaa jooga Maleeshiyada Nabadiidka ah,marka awooda DFS aadbay ukooban tahay”.Ayaa lagu yiri falanqaynta Aljazeera.

    “Dastuurka,waxaa afduubtay MW DFS,waana waxa keenay go’aanka PL oo Dastuur aysan ucodayn ma aqbali karto”Ayaa lagu yiri markale falanqaynta oo uu TV-gu la yeeshay Sahan.

     

    TV-ga caanka ah ee Aljazeera,ayaa falanqayn macno leh ku sameeyay go'aanka Puntland iyo ku xadgudubka Dastuurka Fadaraalka ee Madaxweynihii sharciyada lumiyay Xasan Shiikh.

    JQ. pic.twitter.com/BGb50ELiYk

    — Jibril Qoobey (@jibril_qoobey) March 31, 2024

    JQ.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Maxaa ka jira in Gudoomiyaha Baarlamaanka Fadaraalka laga mamnuucay Maraykanka?

    April 3, 2026

    Isbadalka lagu sameeyay Maamulka Bangiga Puntland oo la bogaadiyay

    April 3, 2026

    “Madaxweyne Garsoorka dul istaag”WQ.Jibril Qoobey.

    April 3, 2026
    Latest Posts

    Maxaa ka jira in Gudoomiyaha Baarlamaanka Fadaraalka laga mamnuucay Maraykanka?

    Isbadalka lagu sameeyay Maamulka Bangiga Puntland oo la bogaadiyay

    “Madaxweyne Garsoorka dul istaag”WQ.Jibril Qoobey.

    Wasiirada cusub Ee Dowladda Puntland Oo la dhaariyay

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Madaxweyne Deni oo magacaabay Gudoomiyayaasha Gobollada PL qaarkood

    Golaha Wasiirada Puntland oo laysku shaandheeyay

    Beesha caalamka Oo si adag ugu digtay Xasan Shiikh

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.