Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Hogaamiyihii ugu da’da yaraa Afrika oo Xaafiiska loo dhaariyay
    Somalia

    Hogaamiyihii ugu da’da yaraa Afrika oo Xaafiiska loo dhaariyay

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.April 2, 2024No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Bassirou Diomaye Faye ayaa loo dhaariyay inuu noqdo madaxweynaha Senegal, si uu u noqdo hoggaamiyihii ugu da’da yaraa ee la soo doorto ee katalin waddan Afrika ku yaalla.

    Madax ka kala socota Qaarada Afrika,ayaa ka qeyb galay xaflada caleema saarka oo ka dhacday meel ka baxsan caasimada Dakar.

    Bishii la soo dhaafay Mr Faye,ayaa ku guuleystay doorashadii dib u dhacday, isagoo helay boqolkiiba konton iyo afar codadkii la dhiibtay, wuxuuna ka hormaray ninka la tartamayay ee Amadou Ba.

    Jimcihii, golaha dastuurku wuxuu xaqiijiyay Mr Faye inuu yahay ninka ku guuleystay kursiga.

    Waxa uu la kulmi doonaa caqabado badan oo ay ka mid yihiin shaqo la’aanta dhalinyarada, dhibaatada maciishadda iyo musuq-maasuqa.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    March 31, 2026

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    March 31, 2026

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    March 31, 2026
    Latest Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Madaxweyne Deni oo magacaabay Gudoomiyayaasha Gobollada PL qaarkood

    Golaha Wasiirada Puntland oo laysku shaandheeyay

    Beesha caalamka Oo si adag ugu digtay Xasan Shiikh

    Wararkii ugu danbeeyay Ee dagaalka Wadaadada Iran

    BC Oo Xasan ugudbinaysa digniintii ugu danbaysay

    Midowga Afrika Oo ku baaqay in xiisada KG la dajiyo

    Beesha caalamka oo ka digtay dagaal ka dhaca Koonfur Galbeed

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.