Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Maamulka Xamar ma xiri karaa Qunsuliyadaha Itoobiya Ee Garowe iyo Hargaysa?
    Somalia

    Maamulka Xamar ma xiri karaa Qunsuliyadaha Itoobiya Ee Garowe iyo Hargaysa?

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.April 4, 2024No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Warka sheegaya in la cayriyay Safiirka Itoobiya waa wax lagu qoslo.

    Waxa iswaydiinta mudan,waxay tahay markii PL ay heshiis la gashay Itoobiya miyaa lagu dhiiranayaa cayrinta Safiirka Itoobiya?

    Heshiiska PL iyo Itoobiya,waxaa ka xoog badnaa boqol jeer kan SL iyo Itoobiya mana sababin in xiriirka Diblomaasi toos loo jaro.

    Maamulka Xamar kama saari karo Dhulka Somalida Diblomaasiyada iyo Ciidanka Itoobiya,si gaar ah Qunsuliyadaha Garowe iyo Hargaysa kuma xirmayaan amarka Xamar.

    Majirto qadiyad Somaliyed oo umidaysan cadaawad ka dhan ah Dowlada iyo Shacabka Itoobiya.

    Sidoo kale majirto qadiyad ama Dowladnimo ama Siyaasad Somali wada leedahay oo lawada ilaalsanayo.

    Dowlada lumisay Sharciyada Qaran ee Xamar,waxay Gacanteeda kusoo afjartay Dastuurkii lawada lahaa ee isku hayay Somalida.

    JQ.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    March 31, 2026

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    March 31, 2026

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    March 31, 2026
    Latest Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Madaxweyne Deni oo magacaabay Gudoomiyayaasha Gobollada PL qaarkood

    Golaha Wasiirada Puntland oo laysku shaandheeyay

    Beesha caalamka Oo si adag ugu digtay Xasan Shiikh

    Wararkii ugu danbeeyay Ee dagaalka Wadaadada Iran

    BC Oo Xasan ugudbinaysa digniintii ugu danbaysay

    Midowga Afrika Oo ku baaqay in xiisada KG la dajiyo

    Beesha caalamka oo ka digtay dagaal ka dhaca Koonfur Galbeed

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.