Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Dardargelinta Shaqada Wasaarada Caafimaadka PL oo la dardargelinayo
    Somalia

    Dardargelinta Shaqada Wasaarada Caafimaadka PL oo la dardargelinayo

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.April 6, 2024No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Garoowe: 06 April 2024: Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka Dawladda Puntland Mudane Siciid Jaamac Qorsheel oo ay wehelinayo Wasiir kuxigeenka wasaaradda Dr Cabdirishiid Xassan Jaamac,ayaa warbixino ka dhagaystay waaxyaha qorshaynta,Shaqada iyo Shaqaalaha iyo Maamulka iyo Maaliyada.

    Saddexda waaxyood,ayaa Wasiirada la wadaagay shaqada maalin laha ah ee socota qaabka ay usocoto iyo caqabadaha jira.
    Wasiirada ayaa suaalo ka weydiiyay waxyaabaha ay soo bandhigeen si uu macluumaad balaaran uga helo,waxaana kuu ku amaanay kuna bogaadiyay shaqada baaxada leh ee ay bulshada uhayaan, waxaana uu kula dardaarmay inay sii laba jibaraan shaqooyinka bulshada loo hayo.

    Warbixinta hogaanka cusub ee Wasaaradda ay wadeen ilaa markii ay xilka la wareegeen waxay ku saabsanayd sidii ay xog dhamaystiran uhelaan loona diyaariyo qorshaha 5-sano ee soo socota ee Wasaaraadda Caafimaadka.

     

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    March 31, 2026

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    March 31, 2026

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    March 31, 2026
    Latest Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Madaxweyne Deni oo magacaabay Gudoomiyayaasha Gobollada PL qaarkood

    Golaha Wasiirada Puntland oo laysku shaandheeyay

    Beesha caalamka Oo si adag ugu digtay Xasan Shiikh

    Wararkii ugu danbeeyay Ee dagaalka Wadaadada Iran

    BC Oo Xasan ugudbinaysa digniintii ugu danbaysay

    Midowga Afrika Oo ku baaqay in xiisada KG la dajiyo

    Beesha caalamka oo ka digtay dagaal ka dhaca Koonfur Galbeed

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.