Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Xasan Shiikh oo ku sameeyay magacaabis kooban Golihisa Wasiirada
    Somalia

    Xasan Shiikh oo ku sameeyay magacaabis kooban Golihisa Wasiirada

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.April 7, 2024Updated:April 7, 2024No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Wasiirada ay Magacowday Dowlada sharciyada lumisay ee Xamar,ayaa kala ah…

    1. Ahmed Macalin Fiqi, wasirka arrimaha dibadda

    2. Cali Yuusuf Xoosh, wasiirka arrimaha gudaha iyo
    dib-u-heshiisiinta

    3. Jeneraal Cabdullaahi Fartaag, wasiirka amniga
    gudaha

    4. Cabdullaahi Bidhaan Warsame ,Wasiirka Tamarta iyo Biyaha.

    5. Maxamed Aadan Macalin (Maxamed Soomaali) Wasiirka Boostada iyo Isgaarsiinta.

    6. Axmed Cumar Maxamed, Wasiiru Dowlaha
    Isbedelka Cimilada.

    Ragga la magaacay,waxay ahaayeen Xildhibaanadii shuruuda looga dhigay in Wasiiro la siinayo haday meel mariyaan Dadtuurkii Xasan samaystay.

    Si gaar ah kuwa kasoo jeeda Beesha Daarood in mudo ah,ayaa laga hayay boosaskooda oo ay banaanaayeen si loogaga badasho dano Xasan lahaa oo ay ugu weynaayeen Dastuurka.

    Dad badan,ayaa qaba in aysan macno lahayn Wasiir in laga noqdo Dowlad Sharciyad lumisay oo matalaadeedu hoos udhacday kuna jirta maalmaheedii ugu danbeeyay.

     

    JQ.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    March 31, 2026

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    March 31, 2026

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    March 31, 2026
    Latest Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Madaxweyne Deni oo magacaabay Gudoomiyayaasha Gobollada PL qaarkood

    Golaha Wasiirada Puntland oo laysku shaandheeyay

    Beesha caalamka Oo si adag ugu digtay Xasan Shiikh

    Wararkii ugu danbeeyay Ee dagaalka Wadaadada Iran

    BC Oo Xasan ugudbinaysa digniintii ugu danbaysay

    Midowga Afrika Oo ku baaqay in xiisada KG la dajiyo

    Beesha caalamka oo ka digtay dagaal ka dhaca Koonfur Galbeed

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.