Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»M.xigeenka oo Shir gudoomiyay Shirka Agaasimayaasha Guud Ee Wasaaradaha Puntland
    Somalia

    M.xigeenka oo Shir gudoomiyay Shirka Agaasimayaasha Guud Ee Wasaaradaha Puntland

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.April 7, 2024Updated:April 7, 2024No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Garoowe: 07 April 2024: Ku-simaha Madaxweynaha Ahna Madaxweyne Ku-xigeenka dowladda Puntland Mudane Hon Ilyaas Cismaan Lugatoor oo Shir-guddomiyey Shirka Agaasimayaasha Guud ee Hay’addaha Dowladda.

    Shirka,ayaa looga hadlay dar-dargelinta hawl-fulinta Hay’addaha dowladda, dibu qaabaynta hanaanka shaqo ee Hay’addaha dowladda, soo bandhigida Barnaamijka Xukuumada ee 2024-2029 iyo sidii loo meel marin lahaa, diyaarinta iyo soo bandhigida qorshe hawleedka 2024, kobcinta dakhliga, Midnimada bulshada reer Puntland iyo Mawqifka Dowladda Puntland ee ku aadan Dowladda Federaalka ah iyo diyaarinta warbixinta waxqabadkii muda xileedkii hore ee dowladda.

    Kulanka waxa Madaxweynaha ku weheliyey Agaasimaha Guud ee Madaxtooyada Dowladda Puntland Mudane Maxamed Jaamac Cabdirahman (MJ).

    -DHAMMAAD-

    XAFIISKA WARFAAFINTA MADAXWEYNE KU XIGEENKA PUNTLAND.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    March 31, 2026

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    March 31, 2026

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    March 31, 2026
    Latest Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Madaxweyne Deni oo magacaabay Gudoomiyayaasha Gobollada PL qaarkood

    Golaha Wasiirada Puntland oo laysku shaandheeyay

    Beesha caalamka Oo si adag ugu digtay Xasan Shiikh

    Wararkii ugu danbeeyay Ee dagaalka Wadaadada Iran

    BC Oo Xasan ugudbinaysa digniintii ugu danbaysay

    Midowga Afrika Oo ku baaqay in xiisada KG la dajiyo

    Beesha caalamka oo ka digtay dagaal ka dhaca Koonfur Galbeed

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.