Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Benjamin Netanyahu oo cadaadis lagu saarayo in uu weeraro Rafah
    Somalia

    Benjamin Netanyahu oo cadaadis lagu saarayo in uu weeraro Rafah

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.April 8, 2024No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Ra’iisul wasaaraha Israa’iil, Benjamin Netanyahu,ayaa cadaadis kala kulmaya xukuumaddiisa isbaheysiga ah si uusan uga tagin qorshaha weerarka Rafah ee koonfurta Qasa.

    Wasiirka amniga qaranka midigta fog ee Israa’iil, Itamar Ben-Gvir, ayaa uga digay Netanyahu in uu ka la laaban doono taageerada haddii aanu weerarku dhicin. Hadalkiisa,ayaa daba socda ka bixitaanka ciidamada Israa’iil qaarkood ee koonfurta Qasa,taasoo Wasiirka Gaashaandhigga Israa’iil uu sheegay inay u ogolaanayso inay dib isu abaabulaan.

    In ka badan hal milyan oo falastiiniyiin ah,ayaa gabaad ka dhigtay magaalada Rafah, xulafada Israel oo uu ku jiro Mareykanka ayaa muujiyay sida ay uga soo horjeedaan weerarka lagu qaaday magaalada, iyagoo ka digaya masiibo bini’aadantinimo.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    March 31, 2026

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    March 31, 2026

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    March 31, 2026
    Latest Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Madaxweyne Deni oo magacaabay Gudoomiyayaasha Gobollada PL qaarkood

    Golaha Wasiirada Puntland oo laysku shaandheeyay

    Beesha caalamka Oo si adag ugu digtay Xasan Shiikh

    Wararkii ugu danbeeyay Ee dagaalka Wadaadada Iran

    BC Oo Xasan ugudbinaysa digniintii ugu danbaysay

    Midowga Afrika Oo ku baaqay in xiisada KG la dajiyo

    Beesha caalamka oo ka digtay dagaal ka dhaca Koonfur Galbeed

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.