Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Waxkaqabadka Hay’ada Wadooyinka Puntland oo la qiimeeyay
    Somalia

    Waxkaqabadka Hay’ada Wadooyinka Puntland oo la qiimeeyay

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.April 9, 2024Updated:April 9, 2024No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Garoowe: 09 April 2024: Ku-simaha Madaxweynaha Ahna Madaxweyne Ku-xigeenka dowladda Puntland Mudane Ilyas Cismaan Lugatoor,ayaa warbixin ku aadan xaalada Wadooyinka Puntland ka dhegeystay masuuliyiinta Hay’adda Wadooyinka Puntland (PHA).

    Gudoomiye ku-xigeenka Hay’adda PHA Cabdirisaaq Maxamed Xayir oo ay weheliyaan Injineero ka tirsan Hay’adda ayaa Madaxweynaha la wadaagay xogihii u dambeeyey ee Jidadka oo ay ka mid yihiin Wadooyinka la dhisay, kuwa la dayactiray, iyo kuwa qorshaysan in dib u dhis lagu sameeyo oo hay’addu diyaarisay dhammaan daraasaadkoodii.

    Kulanka waxa Madaxweyne Ku-xigeenka ku weheliyey Agaasimaha Guud ee Madaxtooyada dowladda Puntland Mudane Maxamed Jaamac Cabdiraxmaan.

     

    —DHAMMAAD—

    XAFIISKA WARFAAFINTA MADAXWEYNE KU XIGEENKA DOWLADDA PUNTLAND.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    March 31, 2026

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    March 31, 2026

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    March 31, 2026
    Latest Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Madaxweyne Deni oo magacaabay Gudoomiyayaasha Gobollada PL qaarkood

    Golaha Wasiirada Puntland oo laysku shaandheeyay

    Beesha caalamka Oo si adag ugu digtay Xasan Shiikh

    Wararkii ugu danbeeyay Ee dagaalka Wadaadada Iran

    BC Oo Xasan ugudbinaysa digniintii ugu danbaysay

    Midowga Afrika Oo ku baaqay in xiisada KG la dajiyo

    Beesha caalamka oo ka digtay dagaal ka dhaca Koonfur Galbeed

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.