Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Su’aalo dul hoganaya kulanka Xasan iyo Sh.Shariif Ee Nayrobi
    Somalia

    Su’aalo dul hoganaya kulanka Xasan iyo Sh.Shariif Ee Nayrobi

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.April 11, 2024No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    kulanka Sh.Shariif iyo Xasan,waxaa abaabulay Ganacsato Beesha Labada Nin ay kasoo jeedaan ah.

    Maxuma in ay kulmaan,waxaase iswaydiin mudan…

    1.Maxaa kalifay in ay ku kulmaan Wadan kale?

    2.Muxuu Xasan ku doortay in uu Beeshiisa iyo Siyaasiyiinteeda mudnaan gaar ah siiyo?

    Shariif,waa Nin ka hufan Eexda iyo musuqa Xasan caanka ku yahay oo aragtidiisu gaarsiisan tahay heer Wadan.

    Shariif,waxa uu ka mid yahay Siyaasiyiinta diiday Dastuurka Xasan samaystay.

    Ganacsatada abaabushay kulankooda,waxay ka duulayaan arimo maxaliya oo Beeleed.

    JQ.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    March 31, 2026

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    March 31, 2026

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    March 31, 2026
    Latest Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Madaxweyne Deni oo magacaabay Gudoomiyayaasha Gobollada PL qaarkood

    Golaha Wasiirada Puntland oo laysku shaandheeyay

    Beesha caalamka Oo si adag ugu digtay Xasan Shiikh

    Wararkii ugu danbeeyay Ee dagaalka Wadaadada Iran

    BC Oo Xasan ugudbinaysa digniintii ugu danbaysay

    Midowga Afrika Oo ku baaqay in xiisada KG la dajiyo

    Beesha caalamka oo ka digtay dagaal ka dhaca Koonfur Galbeed

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.