Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Markabkii laga lahaa Bangaladhesh oo lagu sii daayay Madaxfurasho Lacageed
    Somalia

    Markabkii laga lahaa Bangaladhesh oo lagu sii daayay Madaxfurasho Lacageed

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.April 13, 2024No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Burcadbadeeda,ayaa sii daayay Markabkii MV Abdullah ka dib markii ay heleen lacag madax furasho ah oo dhan $5-Milyan.

    Sii daynta Markabka iyo helida Burcada Lacagta Madax furashada ah,waxaa noo xaqiijiyay Ilo lagu kalsoonaan karo.

    Markabkan oo laga leeyahay Wadanka Bangaladesh,ayay Burcad Badaadu Gacanta ku dhigeen Bishii hore ee March,isagoo marayay Biyaha Caalamiga ah.

    Dhamaan Shaqaalihii Markabka oo gaarayay 23-Xubnood,ayaa Nabad qaba sida la xaqiijiyay.

    Dowlada Puntland,ayaa si weyn uga hawlgashay dhanka Dhulka si aysan Burcadu uhelin gurmad.

    Sidoo kale Ciidamada caalamiga ah ee Bada ka hawlgala,gaar ahaan kuwa Hindiya,ayaa hawlgal ay fuliyeen kusoo furtay Markab isla Aagaas lagu haystay,waxayna Gacanta kusoo dhigeen Burcadii saarnayd.

     

    JQ.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    March 31, 2026

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    March 31, 2026

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    March 31, 2026
    Latest Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Madaxweyne Deni oo magacaabay Gudoomiyayaasha Gobollada PL qaarkood

    Golaha Wasiirada Puntland oo laysku shaandheeyay

    Beesha caalamka Oo si adag ugu digtay Xasan Shiikh

    Wararkii ugu danbeeyay Ee dagaalka Wadaadada Iran

    BC Oo Xasan ugudbinaysa digniintii ugu danbaysay

    Midowga Afrika Oo ku baaqay in xiisada KG la dajiyo

    Beesha caalamka oo ka digtay dagaal ka dhaca Koonfur Galbeed

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.