Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Ra’isalwasaaraha Yuhuuda oo heegan galiyay Ciidamada IDF
    Somalia

    Ra’isalwasaaraha Yuhuuda oo heegan galiyay Ciidamada IDF

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.April 13, 2024Updated:April 13, 2024No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Israa’iil,ayaa Sannadihii u danbeeyay,gaar ahaan Toddobaadyadii la soo dhaafay shaki xoog badan ka qabtay suurtagalnimada weerar toos ah oo uga yimaada Iran.

    Nidaamka difaaca Israa’iil,ayaa heegan la galiyay,waxayna Ciidamada IDF ee awooda badan loo diyaariyay weerar ama difaac Labadaba.

    “Dawladda Israa’iil waa xoog badan tahay, IDF waa xoog badan yihiin,Dadwaynuhuna waa abaabulan yihiin”Ayuu yiri Netanyahu.

    Sidoo kale Netanyahu,wuxuu umahadceliyay Wadamo ay ugu waa weyn yihiin Mareykanka,Ingiriiska,Faransiiska.

    Hadaladan guubaabada ah,ayuu Netanyahu jeediyay xilli Iran ay ku hanjabtay in ay weerar aargudasho ah qaadayso kadib weerarkii Israa’iil ee Safaaradeeda Siiriya.

    Wararka Caawa soo baxaya,ayaa sheegaya in Iran ay kicisay Darsin Diyaaradaheeda Dronska ah.

    Maraykanka oo ah garab istaagaha ugu weyn ee Israa’iil,ayaa balan qaaday in uu difaacayo Israa’iil hadii weerar uga yimaado Iran

     

    https://twitter.com/MOSSADil/status/1779234102660448460?t=ikXmZXze-k31U96NEwSBHQ&s=19

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    March 31, 2026

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    March 31, 2026

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    March 31, 2026
    Latest Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Madaxweyne Deni oo magacaabay Gudoomiyayaasha Gobollada PL qaarkood

    Golaha Wasiirada Puntland oo laysku shaandheeyay

    Beesha caalamka Oo si adag ugu digtay Xasan Shiikh

    Wararkii ugu danbeeyay Ee dagaalka Wadaadada Iran

    BC Oo Xasan ugudbinaysa digniintii ugu danbaysay

    Midowga Afrika Oo ku baaqay in xiisada KG la dajiyo

    Beesha caalamka oo ka digtay dagaal ka dhaca Koonfur Galbeed

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.