Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Maraykanka oo ay ubadan tahay in uu hakiyo wada shaqaynta Nisa
    Somalia

    Maraykanka oo ay ubadan tahay in uu hakiyo wada shaqaynta Nisa

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.April 17, 2024No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Maraykanku,waxay ubadan tahay in ay joojiyaan la shaqaynta Nisa kala shaki weyn oo yimid kadib.

    Tuhunka Maraykanka,wuxuu yahay in Nisa ay saamayn weyn ku dhex yeesheen Nabadiidka oo aan xogo badan iyo wada shaqayn lagu sii aamini karin.

    Safaaradii Xamar ee Maraykanka,waxaa loo xiray xaalad amni daro awgeed,waana sii xirnaanaysaa in mudo ah.

    Masuuliyiin Maraykanka ah oo Xasan kulan kula yeeshay Nayrobi,waxay gaarsiiyeen walaacooda xaalada Wadanka,gaar ahaan amaanka.

    Walwalka soo siyaaday,waa jabka ku yimid Ciidamadii la geliyay dagaalkii Nabad-diidka oo haatan dib ugu soo laabtay Xamar.

    Sidoo kale Nabad-diidka,waxaa la tilmaamayaa in daafaha Muqdisho ay ku ururinayaan Ciidamo.

    Cakirnaanta amaanka Xamar,waxaa usii dheer Xasan dhaqaalo dari daran oo haysata Dowladiisa lumisay Sharciyada.

    JQ.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    March 31, 2026

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    March 31, 2026

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    March 31, 2026
    Latest Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Madaxweyne Deni oo magacaabay Gudoomiyayaasha Gobollada PL qaarkood

    Golaha Wasiirada Puntland oo laysku shaandheeyay

    Beesha caalamka Oo si adag ugu digtay Xasan Shiikh

    Wararkii ugu danbeeyay Ee dagaalka Wadaadada Iran

    BC Oo Xasan ugudbinaysa digniintii ugu danbaysay

    Midowga Afrika Oo ku baaqay in xiisada KG la dajiyo

    Beesha caalamka oo ka digtay dagaal ka dhaca Koonfur Galbeed

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.