Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Maxay udiideen Xildhibaanada PL Ee Xamar ka qaybgalka xil la wareegida Cali Gaab
    Somalia

    Maxay udiideen Xildhibaanada PL Ee Xamar ka qaybgalka xil la wareegida Cali Gaab

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.April 17, 2024Updated:April 17, 2024No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Hadii Wasiirka “A” la siin lahaa Nin aan ahayn Aaran-shaydaan Deni,waxay ku ahaan lahayd loolan adag,sababtoo ah saamayn,ayuu ku yeelan lahaa .

    Haatan Deni uma baahna in uu ka hawlgalo Cali iyo kooxda Xasan ,sababtoo ah,waxaa ku filan Shacabka oo aan la tusi karin Aaran iyo Xasan iswata.

    Tusaale,waxaa loosoo qaadan karaa Xildhibaanadii Xamar ka joogay PL oo diiday in ay ka qaybgalaan Xafladii xil wareejintiisii.

    Xildhibaanada oo aan qaar ka mid ah la xiriiray,waxay ii sheegeen in Cali uusan waxba xeerinayn oo si toos ah loogu adeegsanayo dhibaataynta PL kana talo diiday.

    “Deni waa kasoo horjeednaa balse PL Dab in laga shido ma rabno”Ayay igu yiraahdeen ku dhawaad 10-Xildhibaan oo aan waraystay.

    Cali mahaysto Hal Qof oo saamayn leh oo reer PL ah ,isala markaana kooxdiisa Aaran Dadku waa ka neceb yihiin Deni.

    Talaabo kasta oo Aaran iyo Xasan iswata ay soo qaadaan,waxay taageero utahay oo umidaynaysaa reer PL Deni.

    JQ.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    March 31, 2026

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    March 31, 2026

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    March 31, 2026
    Latest Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Madaxweyne Deni oo magacaabay Gudoomiyayaasha Gobollada PL qaarkood

    Golaha Wasiirada Puntland oo laysku shaandheeyay

    Beesha caalamka Oo si adag ugu digtay Xasan Shiikh

    Wararkii ugu danbeeyay Ee dagaalka Wadaadada Iran

    BC Oo Xasan ugudbinaysa digniintii ugu danbaysay

    Midowga Afrika Oo ku baaqay in xiisada KG la dajiyo

    Beesha caalamka oo ka digtay dagaal ka dhaca Koonfur Galbeed

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.