Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»G-7 oo inkiray wax ka badalka Dastuurka Ee Xasan Shiikh
    Somalia

    G-7 oo inkiray wax ka badalka Dastuurka Ee Xasan Shiikh

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.April 19, 2024Updated:April 20, 2024No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Wasiirada arimaha dibada Wadamada awooda badan ee G-7;ayaa war kasoo saaray xaalka Somaliya.

    Qodobada ay dul istaageen,waxay kala yihiin…

    1.Dib u eegista Dastuurka.
    2.Dagaalka Nabadiidka.
    3.Soo gabagabaynta hawgalka Atmis.

    “We commend the important progress in the institutional, macroeconomic and security sector in Somalia. We encourage the Somali Authorities to continue to make meaningful progress in the fight against Al Shabaab and in the consolidation of the institutional framework, including completion of a transparent and inclusive constitutional reform process”.

    “Waxaan dhiirigelinaynaa dhameystirka hannaanka dib u habeynta dastuurka oo hufan loona dhan yahay”Ayaa lagu yiri Warka G-7.

    Lama soo dhawayn Dastuurka Xasan samaystay,taa badalkeeda,waxaa loo sheegay in dadaalka dib uhabaynta Dastuurka lasii wado,iyadoo loo dhan yahay.

    Dagaalka Shabaab ayay dhiirigeliyeen G-7 in lasii wado oo laga wada shaqeeyo.

    Sidoo kale,waxay soo dhaweeyeen qorshaha la wado ee bixida Ciidamada Atmis iyo la wareegida amaanka ee Somalida.

    Warka kasoo baxay G-7,wuxuu waji gabax ku yahay Xasan iyo rabitaankiisa,wuxuuna taageero uyahay Dadka ku hawlan badbaadinta Dastuurka.

    JQ.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    March 31, 2026

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    March 31, 2026

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    March 31, 2026
    Latest Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Madaxweyne Deni oo magacaabay Gudoomiyayaasha Gobollada PL qaarkood

    Golaha Wasiirada Puntland oo laysku shaandheeyay

    Beesha caalamka Oo si adag ugu digtay Xasan Shiikh

    Wararkii ugu danbeeyay Ee dagaalka Wadaadada Iran

    BC Oo Xasan ugudbinaysa digniintii ugu danbaysay

    Midowga Afrika Oo ku baaqay in xiisada KG la dajiyo

    Beesha caalamka oo ka digtay dagaal ka dhaca Koonfur Galbeed

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.