Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Gudiga Doorashada Gudoonka Ururka MAP oo la xulay
    Somalia

    Gudiga Doorashada Gudoonka Ururka MAP oo la xulay

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.April 21, 2024No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Ergadii ka soo qaybgashay Shirweynaha 5-aad ee Puntland 22/04/2024, waxa ay Maanta cod aqlabiyad leh ku meel mariyeen Guddiga doorashada ee uu soo gudbiyay Guddoomiyihii hore ee MAP Maxamed Daahir Caynsane.

    Xubnahaas oo ka koobnaa 5 xubnood oo kala ah:

    1. Burhaan Axmed Daahir Guddoomiye,waa xoghayihii ugu horeeyay ee MAP iyo Macallin soo saaray inta Wariyaasaha PL oo sumcad fiican leh.

    2. Faaduma Yaasiin Jaamac G. Ku xigeen,waa Agaasimihii Idaacadii Caanka ahayd ee Midnimo iyo Wariyaha VOA 10-kii Sano ee ugu danbeeyay oo leh khibrad 23-Sano oo Saxaafadeed aadna karaamo ugu dhex leh Bulshada Puntland.

    3. Faarax Yuusuf Nuur Xoghaye,waa Rugacadaa Saxaafadeed oo khibrad leh.

    4. Faysal Khaliif Barre Xubin,waa Gudoomiyihii hore ee MAP oo lagu xasuusto hogaamin qurxoon soona shaqeeyay xilli adag.

    5. Khadar Cawl Ismaaciil Xubin,waa Agaasimaha guud ee Warbaahinta Daljir,waana Wariye macno leh.

    Gudigan,ayaa qabanaya Doorasahada Gudoonka Ururka Saxafiyiinta Puntland ee MA.

    Waa Gudi ku filan qabasahada Doorasahadan MAP.

    Doorashada Gudoonka,ayaa dhacaysa Maalinka Berri foog ah ee taariikhda ku beegan tahay 22-04-2024.

    JQ.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    March 31, 2026

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    March 31, 2026

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    March 31, 2026
    Latest Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Madaxweyne Deni oo magacaabay Gudoomiyayaasha Gobollada PL qaarkood

    Golaha Wasiirada Puntland oo laysku shaandheeyay

    Beesha caalamka Oo si adag ugu digtay Xasan Shiikh

    Wararkii ugu danbeeyay Ee dagaalka Wadaadada Iran

    BC Oo Xasan ugudbinaysa digniintii ugu danbaysay

    Midowga Afrika Oo ku baaqay in xiisada KG la dajiyo

    Beesha caalamka oo ka digtay dagaal ka dhaca Koonfur Galbeed

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.