Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Wasiirada cusub Ee PL oo ka macno weynaaday kuwii hore
    Somalia

    Wasiirada cusub Ee PL oo ka macno weynaaday kuwii hore

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.April 22, 2024Updated:April 22, 2024No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    16 Mashruuc oo hada diyaar ah kuna kacaya $48-Milyan yo Sagaal kusoo jira Wadada oo qayb ka ah dhaqaalaha Baanka Aduunku ku bixinayo Somaliya Labada Sano iyo barka soo socda oo dhan 1.4-Bilyan oo dolar ayay xal uheleen Wasiirada cusub.

    Wasiiradii hore oo uu horboodayo Dhabancad,way ku filnaan waayeen hal Mashruuc sii dayntiisa in ay ku qanciyaan Baanka Aduunka.

    Kulankii ka dhacay Nayrobi Dhabancad iyo mid kale oo Wasiiradii hore ah waxay ka ahaayeen goobjoogayaal xoogsanaya shaqada loose diiday hadal iyo in ay wax ku yeeshaan Shirkii.

    Ujeedka Dhabancad,waxa uu ahaa in la yiraahdo Wasiirkii isagaa si dadban u ah si walba oo looga hor istaagay,halka Deni ay ka tahay isku wado Ragaaga oo idil.

    Dhabancad si weyn,ayuu uga xumaaday in Mashaariicdii uu ku filnaan waayay 5-Sano kaliya Laba kulan ay kusoo dhameeyeen Wasiiradii badalay oo Deeq bixiyaashu si dhamaystiran ula shaqeeyeen.

    Waxaa xusid mudan in MW Deni bogaadiyay shaqada Wasiirada cusub,taasoo waji gabax ku noqotay Dhabancad iyo kuwa kale ee isku muujinayay in ay yihiin Gacanta Deni.

    JQ.

     

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    March 31, 2026

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    March 31, 2026

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    March 31, 2026
    Latest Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Madaxweyne Deni oo magacaabay Gudoomiyayaasha Gobollada PL qaarkood

    Golaha Wasiirada Puntland oo laysku shaandheeyay

    Beesha caalamka Oo si adag ugu digtay Xasan Shiikh

    Wararkii ugu danbeeyay Ee dagaalka Wadaadada Iran

    BC Oo Xasan ugudbinaysa digniintii ugu danbaysay

    Midowga Afrika Oo ku baaqay in xiisada KG la dajiyo

    Beesha caalamka oo ka digtay dagaal ka dhaca Koonfur Galbeed

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.