Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Ugu danbayn Wakiilka Xoghayaha Guud Somaliya oo Shaqada ka tagaysa
    Somalia

    Ugu danbayn Wakiilka Xoghayaha Guud Somaliya oo Shaqada ka tagaysa

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.April 22, 2024No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Waxay ku baxaysaa rabitaankeeda iyo shuruudaheeda ee lama cayrin mana samayn wax xadgudub ku ah Shaqada loo dhiibay.

    Waxaa lagu tilmaamaa in ay tahay Qof aan aragti dheerayn oo fudud,isla markaana ku kacda ficilo ka baxsan Diblomaasiyada mararka qaar.

    The @UN Secretary-General's Special Representative for #Somalia, @CatrionaLaing1, is completing her assignment in May.
    For more: https://t.co/O2CcAYOMFm pic.twitter.com/9bPz3x7wJA

    — UNSOM (@UNSomalia) April 22, 2024

    The @UN Secretary-General’s Special Representative for #Somalia, @CatrionaLaing1, is completing her assignment in May.
    For more: unsom.info/4d7VgC3

    Si walba oo ay tahay rabitaankeeda ayay ku banaynaysaa Kursiga Wakiilka Xoghayaha guud sida QM ay shaacisay.

    Arimaha ay ku dhibsatay joogisteeda Shaqo ee Somaliya,waxaa ka mid ah…

    1.Ku xigeenkeeda Canadian-ka oo ay isku dhaceen dhawr goor,kaasoo ah Nin Rugcadaaya oo kasoo shaqeeyay UNDP aadna ufahansan Mashaariicda.

    2.Shuruudo ay ku xirtay cusboonaysiinteeda heshiiskeeda Shaqo oo fuli waayay.

    JQ.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    March 31, 2026

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    March 31, 2026

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    March 31, 2026
    Latest Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Madaxweyne Deni oo magacaabay Gudoomiyayaasha Gobollada PL qaarkood

    Golaha Wasiirada Puntland oo laysku shaandheeyay

    Beesha caalamka Oo si adag ugu digtay Xasan Shiikh

    Wararkii ugu danbeeyay Ee dagaalka Wadaadada Iran

    BC Oo Xasan ugudbinaysa digniintii ugu danbaysay

    Midowga Afrika Oo ku baaqay in xiisada KG la dajiyo

    Beesha caalamka oo ka digtay dagaal ka dhaca Koonfur Galbeed

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.