Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Muxuu ka tarjumayaa Qoraalka ka soo baxay Xafiiska XSM ?
    Somalia

    Muxuu ka tarjumayaa Qoraalka ka soo baxay Xafiiska XSM ?

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.April 25, 2024No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Qoraalka ka soo baxay Xafiiska XSM,ayaa ka turjumaya:

    1. Culeys uga yimid Beesha Caalmka oo dalbaya wada hadal iyo heshiis siyaasadeed.

    2. ⁠Kulankii Dowladda Puntland iyo Beesha Caalamka oo looga dhawaaqay in Deeqaha Caalamiga aan la siyaasadeyn.

    3. ⁠Beesha Caalamka,ayaa u balansan in ay Garowe tagaan oo kulan kula yeeshan Sacid Deni kaddib baaqashadii shirkii loo balansanaa ee Nairobi.

    4. ⁠Kulanka PL,ayaa sidoo kale la filayaa in Deni lagu cadaadiyo ka laabashada go’aankii ay PL kalsoonida kala laabatay DFS.

    5. Waxaa jira isku dayo Labada dhinac la isugu soo jiidayo in ay wadahadal isugu yimaadaan.

    6. ⁠XSM,ayaa ka hordhacaya dadaalada Beesha Caalamka ee la doonayo in xal looga gaaro khilaafyada jira.

    7.Waxa uu ka hordhacayaa hadalka ay jeedinayso Wakiilka Xoghayaha guud 25-ka Bishan oo la filayo in uu ka dhan yahay hogaaminta XSM.

    Isku soo wada duuboo Xasan waxa uu ogaaday in halka loo socdo ay tahay Somali isqaadata,si gaar ah USA iyo UK waxay taagan yihiin Dowladnimada iyo midnimada Somalida.

    JQ.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    March 31, 2026

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    March 31, 2026

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    March 31, 2026
    Latest Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Madaxweyne Deni oo magacaabay Gudoomiyayaasha Gobollada PL qaarkood

    Golaha Wasiirada Puntland oo laysku shaandheeyay

    Beesha caalamka Oo si adag ugu digtay Xasan Shiikh

    Wararkii ugu danbeeyay Ee dagaalka Wadaadada Iran

    BC Oo Xasan ugudbinaysa digniintii ugu danbaysay

    Midowga Afrika Oo ku baaqay in xiisada KG la dajiyo

    Beesha caalamka oo ka digtay dagaal ka dhaca Koonfur Galbeed

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.