Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Faallo:-Waxa ugu badan ee mudo xileedka Xasan la maqlo waa Musuq iyo Eex.
    Somalia

    Faallo:-Waxa ugu badan ee mudo xileedka Xasan la maqlo waa Musuq iyo Eex.

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.April 26, 2024Updated:April 26, 2024No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Haatan,waxay qaylo kasoo yeertay Ciidamadii iyo Saadkoodii waliba kuwii ugu muhiimsanaa ee Maraykanku Gacanta ku hayay.

    Waa qaylo khatarteeda leh oo reebaysa saamayn xun oo keeni karta in taageerada Maraykanku meesha ka baxdo ama yaraato,taasoo sababi karta in la waayo Ciidan abaabulan oo la loolama Nabaddiidka.

    Arinka ugu khatarta badan ee ay saamayn karto musuqan dhacayvee ay cadaynayso Wasaarada Gaashaandhigu,waa qaadidii cunaqabtaynta Hubka.

    Marka hogaamiyaha ugu sareeya nidaamka uu ku lug yeesho musuq oo waliba Bulshada caadiga ah ogaato dhaqdhaqaaqiisa,waxaa imaanaysa inta ka hoosaysana in aysan gabban oo dhankooda ku tagrifalaan hantida iyo awooda Gacanta ugu jirta.

    Shalay,waxay ahayd Dhulkii Dowlada oo Xasan si gaar ah uxaraashanayo.

    Doraad,waxay ahayd Musuqa Miisaaniyada oo lagu lunsanayo Safaro iyo Shirkado gaar loo samaystay oo Xasan uyahay Geed fadhi.

    2-Sano way luntay,waxa haray waa 2 kale oo aan waxba la badali karin.

    Xasan waa fashilmay xaqiiqdii,isagoon cidna eersan oo kaligii talada isku koobay.

     

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    March 31, 2026

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    March 31, 2026

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    March 31, 2026
    Latest Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Madaxweyne Deni oo magacaabay Gudoomiyayaasha Gobollada PL qaarkood

    Golaha Wasiirada Puntland oo laysku shaandheeyay

    Beesha caalamka Oo si adag ugu digtay Xasan Shiikh

    Wararkii ugu danbeeyay Ee dagaalka Wadaadada Iran

    BC Oo Xasan ugudbinaysa digniintii ugu danbaysay

    Midowga Afrika Oo ku baaqay in xiisada KG la dajiyo

    Beesha caalamka oo ka digtay dagaal ka dhaca Koonfur Galbeed

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.