Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Pentagon-ka Maraykanka oo nidaamka difaaca cirka ee Patriot deg-deg ugaynaya Ukrain
    Somalia

    Pentagon-ka Maraykanka oo nidaamka difaaca cirka ee Patriot deg-deg ugaynaya Ukrain

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.April 27, 2024No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Pentagon-ka Maraykanka,ayaa sheegay in ay la dhakhsan doonaan Gantaalada difaaca hawada ee Patriot iyo Rasaasta Madaafiicda ee ay geyn doonaan Ukraine taas oo qayb ka ah xirmada gargaarka Milatari ee cusub.

    Mareykanka,ayaa u isticmaali doona lacag dhan $6 Bilyan oo doolar isla ujeedadan, Xoghayaha Difaaca Lloyd Austin,ayaa shaaca ka qaaday Jimcihii.

    Si kastaba ha ahaatee, nidaamyada Patriot ee ee Gantaalada rida ayaan la diri doonin.

    Madaxweynaha Ukraine Volodymyr Zelensky ayaa sheegay in Patriot “si degdeg ah” loogu baahan yahay si ay u wajahaan khatarta hawada ee sii kordheysa ee Ruushka “waxana ay awoodaan oo ay badbaadin karaan nolosha hadda”.

    Ilo xog ogaal ah,ayaa xaqiijiyay in Lacagtan Lixda Bilyan ah ay qeyb ka tahay $60 bilyan oo gargaar ah oo uu saxiixay Madaxweynaha Mareykanka Joe Biden Arbacadii, taasoo ay ku jirto $1bn oo gargaar degdeg ah.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    March 31, 2026

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    March 31, 2026

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    March 31, 2026
    Latest Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Madaxweyne Deni oo magacaabay Gudoomiyayaasha Gobollada PL qaarkood

    Golaha Wasiirada Puntland oo laysku shaandheeyay

    Beesha caalamka Oo si adag ugu digtay Xasan Shiikh

    Wararkii ugu danbeeyay Ee dagaalka Wadaadada Iran

    BC Oo Xasan ugudbinaysa digniintii ugu danbaysay

    Midowga Afrika Oo ku baaqay in xiisada KG la dajiyo

    Beesha caalamka oo ka digtay dagaal ka dhaca Koonfur Galbeed

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.