Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Maxaan kala soconaa xogaha qarsoon Ee socdaalka Xamse Kenya?
    Somalia

    Maxaan kala soconaa xogaha qarsoon Ee socdaalka Xamse Kenya?

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.May 7, 2024No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Xogaha hoose ee laga helayo socdaalka RW Xamse ee Kenya,ayaa tilmaamaya in uu yahay mid daaran ujeedo qarsoon.

    Xamse si Madaxbanaan uma tagin Nayrobi ee waa loo diray,waxa ugu weyn ee Nayrobi loo geeyayna,waa in Kenya ay aqbasho.

    Heshiiska daaha la saarayo ee Kenya lala galayo,waa in Xamse uxaqiijiyo Kenya in lagu aamino karo Kismaayo oo salkeedu yahay in uu si adag ula shaqaynayo Kenya.

    Xasan Shiikh iyo Ruto,ayaa horay ugu heshiiyay qorshahan,kadibna Xamse,ayaa haatan lasoo diray.

    Dhanka kale Axmed Madoobe,waxaa uqorshaysan in 15-ka Bishan uu furo Dastuurka Jubaland si uu uhelo mudo xileed cusub.kadibna waxa uu shaacin doonaa Gudigiisa Doorashada.

    Kooxda Xasan ee Villada,dhankooda,waxaa uqorshaysan in ay Siyaasiyan dilaan Axmed,iyagoo raba in ay kaga hor yimaadaan qoshe kasta oo uu abaabusho.

    Warqada ugu horaysa ee Axmed Madoobe looga hor imaan doono,waxaa soo saari doona Xamse,sida xoguhu sheegayaan

    JQ

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    March 31, 2026

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    March 31, 2026

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    March 31, 2026
    Latest Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Madaxweyne Deni oo magacaabay Gudoomiyayaasha Gobollada PL qaarkood

    Golaha Wasiirada Puntland oo laysku shaandheeyay

    Beesha caalamka Oo si adag ugu digtay Xasan Shiikh

    Wararkii ugu danbeeyay Ee dagaalka Wadaadada Iran

    BC Oo Xasan ugudbinaysa digniintii ugu danbaysay

    Midowga Afrika Oo ku baaqay in xiisada KG la dajiyo

    Beesha caalamka oo ka digtay dagaal ka dhaca Koonfur Galbeed

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.