Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Qarax iyo Qofkii waday oo lagu qabtay Bosaso
    Somalia

    Qarax iyo Qofkii waday oo lagu qabtay Bosaso

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.May 13, 2024No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Qaraxyo iyo Ninkii waday,ayaa lagu qabtay Magaalada Bosaso Xarunta Ganacsiga Puntland.

    Ciidanka Badda Puntland,ayaa Gacanta ku dhigay Qaraxaas iyo Ninka Sharwadaha ee siday.

    Talaabadan waa mid bogaadin mudan oo ah Shaqo wanaagsan oo la qabtay,balse khatarta argagixisada kaga imaanaysa Bosaso kuma filna Hal Qarax iyo Hal Qof oo la helay.

    Si weyn ayay usoo xoogaysanaysaa saamaynta Bosaso kooxda argagixisada ah ee Daacish,waxayna kusoo badanayaan Buuraha Cal Miskaad.

    Sida xogaha amaan ee la helayo ay sheegayaan ku dhawaad 400 oo Maleeshiyaad ah oo 60% ay yihiin Shisheeye,ayaa ku sugan Buurahaas.

    Walwalka ugu weyn ee ka jira guud ahaan Gobolka Bari,waa saamaynta kooxdaas ee isa soo taraysa.

    Dowlada Puntland,waa in ay deg-deg uga hawlgashaa oo ka hor tagtaa intaysan aad utarmin kuna fidin gudaha Magaalada Bosaso.

    Laba arimoodba,waa muhiim in lagu dhaqaaqo…

    1.Ganacsatada ay baqdin gelinayaan oo ay Lacagta Baada ah ka qaadayaan in laga hawlgalo.

    2.Ku dhawaaqista guluf ka dhan ah si dhakhso ah.

    JQ.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    March 31, 2026

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    March 31, 2026

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    March 31, 2026
    Latest Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Madaxweyne Deni oo magacaabay Gudoomiyayaasha Gobollada PL qaarkood

    Golaha Wasiirada Puntland oo laysku shaandheeyay

    Beesha caalamka Oo si adag ugu digtay Xasan Shiikh

    Wararkii ugu danbeeyay Ee dagaalka Wadaadada Iran

    BC Oo Xasan ugudbinaysa digniintii ugu danbaysay

    Midowga Afrika Oo ku baaqay in xiisada KG la dajiyo

    Beesha caalamka oo ka digtay dagaal ka dhaca Koonfur Galbeed

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.