Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Shirkii Bartamaha iyo Koonfurta oo natiijo la’aan Maanta kusoo xirmay
    Somalia

    Shirkii Bartamaha iyo Koonfurta oo natiijo la’aan Maanta kusoo xirmay

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.May 14, 2024No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Waa laysku mari waayay Shirkii Madaxda B&K iyo DFS ee sharciyada lumisay Maalintiisii 1-Aad oo qir iyo qir,ayaa lagu kala hoyday…..

    Muxuu soo bandhigay MW DFS ee Sharciyada lumiyay?

    1.in DG qaataan Hal Sano oo mudo kororsiya.

    2.In ay aqbalaan Gudi doorasho oo hal mid ah.

    DG maxay soo bandhigeen?

    1.In Doorashooyinku isku mar dhacaan oo ay wada noqdaan 2027.

    2.In Afar bilood kadib ay qabsadaan Doorashooyinkooda hadaan mar lawada galayn oo aysan rabin Sanad ku darsiya.

    3.Gudi Doorasho oo Laba heer ah.

    Dood dheer kadib,iyadoon xal la gaarin oo aan meel laysku raacin,ayuu Shirku soo xirmay Galabta,waxaana la balamay Beri foog.

    Waxaa xusid mudan in ay ahayd Maalintii 1-Aad oo Shaqo badan la qaban lahaa balse kusoo idlaatay isafahanwaa.

    JQ.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    March 31, 2026

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    March 31, 2026

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    March 31, 2026
    Latest Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Madaxweyne Deni oo magacaabay Gudoomiyayaasha Gobollada PL qaarkood

    Golaha Wasiirada Puntland oo laysku shaandheeyay

    Beesha caalamka Oo si adag ugu digtay Xasan Shiikh

    Wararkii ugu danbeeyay Ee dagaalka Wadaadada Iran

    BC Oo Xasan ugudbinaysa digniintii ugu danbaysay

    Midowga Afrika Oo ku baaqay in xiisada KG la dajiyo

    Beesha caalamka oo ka digtay dagaal ka dhaca Koonfur Galbeed

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.