Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Maxaa sababay in uusan furmin Shirkii Madaxda B&K iyo DFS Ee sharciyada lumisay?.
    Somalia

    Maxaa sababay in uusan furmin Shirkii Madaxda B&K iyo DFS Ee sharciyada lumisay?.

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.May 15, 2024No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Maanta dib uma furmin Shirkii Madaxda B&K iyo DFS ee sharciyada lumisay.

    Dib udhaca Maanta,waxaa keenay Xafladaha 25-ka SYL iyo Laba Sano Guurada doorashadii Xasan Shiikh.

    Sida la filayo Maalinka Beri ah in uu halkiisa kasii socdo Shirku,ayaa la rajaynayaa hadaan wax isbadalin.

    Arimaha horyaala Shirka?

    1.DG oo ku dhagan in loo fasaxo Doorashooyinkooda oo ay qabsadaan ama mudo xileed la siman kan DFS ee sharciyada lumisay la siiyo.

    2.DG oo ku dhagan Laba Gudi Doorasho in ay jiraan oo kala heer ah kalana Shaqo ah.

    3.DFS ee Sharciyada lumisay oo ku dhagan mudo xileed gaarsiisan ugu badnaan Laba Sano in ay qaataan DG.

    4.DFS ee sharciyada lumisay oo ku dhagan in ay aqbalaan DG hal Gudi Doorasho oo labada heerba ka hawlgala.

    Sida xogaha Shirka ku wareegsan tilmaamayaan uma badna in uu guulaysto,waxaana la filayaa in lagu soo kala tagi doono oo ay kasoo bixi doonaan oo kaliya Qodobo uu ugu weyn yahay..”Dagaalka argagixisada waa in lasii wadaa oo layska kaashadaa”.

    JQ.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    March 31, 2026

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    March 31, 2026

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    March 31, 2026
    Latest Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Madaxweyne Deni oo magacaabay Gudoomiyayaasha Gobollada PL qaarkood

    Golaha Wasiirada Puntland oo laysku shaandheeyay

    Beesha caalamka Oo si adag ugu digtay Xasan Shiikh

    Wararkii ugu danbeeyay Ee dagaalka Wadaadada Iran

    BC Oo Xasan ugudbinaysa digniintii ugu danbaysay

    Midowga Afrika Oo ku baaqay in xiisada KG la dajiyo

    Beesha caalamka oo ka digtay dagaal ka dhaca Koonfur Galbeed

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.