Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Maxaa kalifay ka baaqasahada Shirka Bahrain Ee MW Xasanka lumiyay Sharciyada.?
    Somalia

    Maxaa kalifay ka baaqasahada Shirka Bahrain Ee MW Xasanka lumiyay Sharciyada.?

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.May 15, 2024No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Shirka Bahrain,waa ka baaqday MW Xasanka lumiyay Sharciyada.

    Baaqashadiisa,waxaa keenay kadib markii laga soo jawaabi waayay codsiyo balama ah oo uu udirsaday dhawr Wadan oo Carbeed Madaxdooda.

    Shirka Bahrain inta uu usocdo,waxaa jira kulamo dooceedyo ay yeelanayaan Madaxda,waana kuwaas kuwa Xasan danaynayay in uu u aado Shirka.

    Sida laga soo xigtay ilo Diblomaasiyadeed,ilaa Afar Wadan oo ay ku jirto Boqortooyada Sacuudiga,ayaan jawaab kasoo celin codsiyo ahaa in MW Somaliya la kulmo Boqorada iyo Amiirada Wadamadaas.

    Markii Dowladahaas ka aamuseen codsiga Somaliya,ayuu Safiirka Somaliya ee Sacuudiga oo isku dubaridayay kulamadaas,waxa uu soo jeediyay in uusan imaan MW maadaama la diiday codsiyadiisii.

    Sida aan xogta ku helay diidmada Boqorada iyo Amiirada Carbeed ee qaabilida Xasan,waxay ku salaysan tahay baahi dhaqaale oo mar walba uu wato Ninka lumiyay sharciyada ee MW Somaliya loo doortay 2-Sano ka hor.

    “WADAMADA CARBEED WAXAY KHAATI KA TAAGAN YIHIIN SHAXAADKA HOOSEEYA EE XASAN”.

    Xamse,ayaa buuxinaya booska Xasan oo loo dirayaa Shirkaas Somalidu ku ceebaysan tahay.

    JQ.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    March 31, 2026

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    March 31, 2026

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    March 31, 2026
    Latest Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Madaxweyne Deni oo magacaabay Gudoomiyayaasha Gobollada PL qaarkood

    Golaha Wasiirada Puntland oo laysku shaandheeyay

    Beesha caalamka Oo si adag ugu digtay Xasan Shiikh

    Wararkii ugu danbeeyay Ee dagaalka Wadaadada Iran

    BC Oo Xasan ugudbinaysa digniintii ugu danbaysay

    Midowga Afrika Oo ku baaqay in xiisada KG la dajiyo

    Beesha caalamka oo ka digtay dagaal ka dhaca Koonfur Galbeed

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.